Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Talaado, Jun 2 , 2020
Furitaanka kalfadhiga 43-aad ee Baarlamanka Somaliland oo dib loo dhigay
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Waxaa maanta dib loo dhigay kalfadhigii 43-aad ee Baarlamanka Somaliland, Kadib markii la shaaciyay in loo hakiyay xanuunka Coronavirus ee dunida ay dagaalka kula jira awgii.
War qoraal ah oo kasoo baxay xafiiska xoghayaha guud ee Baarlamanka ayaa lagu sheegay in sababa la xariira xaaladda ay Somaliland mareyso iyo saameynta habsami u socodkii shaqada dowladda uu ku yeeshay COVID-19 darteed dib loo dhigay kalfadhigii furmi lahaa.
Somaliland waxaa si aad ah ugu fidaya xanuunka Coronavirus kaas oo soo ritay dad badan, halka tobaneeyo ruuxna ay u dhinteen.
Wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa maanta shaacisay in laba kamid ah golaha wasiirrada laga helay xanuunkaas, taas oo muujineysa halista ah in cid walba uu haleeli karo COVID-19.
Warqadda lagu sheegay in dib loo dhigay xilligii uu furmi lahaa kalfadhiga Baarlamanka Somaliland, laguma shaacin xilliga kale ee loo qorsheeyay in si rasmi ah loo furo.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Aadan Barre Ducaale oo ka badbaaday in xilka laga qaado
6/2/2020 3:43 PM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Hoggaamiyaha aqlabiyadda Baarlamaanka Kenya Aadan Barre Ducaale ayaa waxa uu maanta ka badbaaday qorshe la doonayay in xilka looga qaado, kadib isbedal lagu sameynayay mas’uuliyiinta jagooyinka kala duwan ka haya xisbul xaakimka Jubilee.
Wasiirka warfaafinta Somaliland oo soo gaadhey Laascaanood wadahadalna ugu baaqay bahda Warbaahinta
6/2/2020 11:29 AM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Wasiirka Warfaafinta Somaliland Saleebaan Yuusuf Cali Koore oo hogaaminaya wufuud kala duwan oo soo gaadhey magaalada Laascaanood xarunta gobolka Sool ayaa sheegay in ay u socdaan hawlaha COVID-19 raashin loogu talagalay dadka liitana in ay wadaan ayuu warbaahinta u sheegey.
Dowladda Soomaaliya oo qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiisay degmada Xudur ee gobalka Bakool
6/2/2020 11:24 AM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Mas’uuliyiin ka socota xukuumadda oo ay hoggaaminayen howl-wadeenno ka tirsan xafiiska Ra’iisul Wasaaraha ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay degmada Xudur ee gobalka Bakool, si sare loogu qaado awoodda la tacaalidda xanuunka COVID-19.
Madaxweynaha Puntland iyo ku xigeenkiisa oo ka heshiiyay khilaafkii ka dhaxeeyay
6/2/2020 9:25 AM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay madaxtooyada Puntland, ayaa lagu sheegay in lasoo afjaray khilaafkii u dhexeeyay Madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo Madaxweyne ku-xigeenkiis, Axmed Karaash.
Dhimasho iyo dhaawac ka dhashay dagaal laba beelood ku dhexmaray degaanka Buuhoodle
6/2/2020 7:19 AM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Hal ruux ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay degaanka Gocondhaale oo waqooyi kaga aadan degmada Buuhoodle kadib markii koox hubaysan ay weerar ku soo qaadeen.
Kenya Airways oo dib u bilaabaysa duulimaadyadii rakaabka 8 juun
6/2/2020 6:37 AM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Kenya Airways ayaa qorsheyneysa inay dib u bilowdo duulimaadyadii rakaabka laga bilaabo Juun 8.
Xubno kamid ah golaha wasiirrada Somaliland oo laga helay xanuunka COVID-19
6/2/2020 5:02 AM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - War kasoo baxay wasaaradda caafimaadka Somaliland ayaa waxaa lagu sheegay in xubno kamid ah golaha wasiirrada laga helay xanuunka Coronavirus oo hadda aad ugusii baahaya dhulka Soomaaliyeed.
Isimada Puntland oo ku guulaystay inay kulmiyaan madaxweynaha Deni iyo ku xigeenkiisa oo khilaaf uu ka dhexeeyo
6/2/2020 3:55 AM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Isimada Puntland ayaa maanta ku guulaystay inay markii ugu horeysay is horkeenaan madaxweynaha Puntland Siciid Deni iyo ku xigeenkiisa Axmed Karaash, kuwaas oo uu ka dhexeeya khilaaf ka dhashay dhinaca wada shaqaynta.
Madaxweynaha Puntland oo soo dhoweeyay hadalkii raysal wasaaraha ee ahaa in doorashada waqtigeeda ku dhacdo
6/2/2020 2:48 AM EST
Talaado, June 2, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdulaahi Deni ayaa soo dhoweeyay hadal kasoo yeeray raysal wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Kheyre, kaasoo golihiisa wasiiradda kala shiray sidii ay dalka uga dhici lahayd doorasho waqtigeeda ku dhacdo islamarkaana ay ka wada tashadaan saamilayda siyaasadeed.
Somali News
Do not evict Somali IDPs in the pandemic, agencies warn landlords
-
ERGO
6/2/2020 6:00 PM EST
Any forced evictions of internally displaced persons in Mogadishu or other parts of Somalia would risk spreading Coronavirus among the most vulnerable populations, agencies have warned.
Somaliland Investment Minister Mohamed Awad tests positive for COVID-19
-
HOL
6/2/2020 11:26 AM EST
HARGEISA (HOL) - Somaliland Minister of Investment Mohamed Ahmed Awad has tested positive for COVID-19 becoming the senior most official in the break-away region to contract the disease.
Duale survives Uhuru's axe on Ruto's allies
-
The Star
6/2/2020 9:21 AM EST
Majority Leader in the National Assembly Aden Duale on Tuesday survived the purge being undertaken by President Uhuru Kenyatta in the ongoing Jubilee party leadership changes.
Bristol's only Somali foster family call for others to help
-
BBC
6/2/2020 9:09 AM EST
The only Somali foster carers in Bristol have called for others from the same background to join them.
Egypt could face blowback from Somalia weapons deal
-
Washington Examiner
6/2/2020 9:03 AM EST
Policymakers in the United States have a bifurcated approach toward Egypt. On the one hand, human rights abuse under President Abdel Fattah el Sisi upset scholars, Congress, and even privately some diplomats.
Islamic State in Somalia suffers setbacks despite uptick in claimed activity
-
Long War Journal
6/2/2020 8:54 AM EST
During the course of May, Somalia witnessed a relative uptick in Islamic State claimed attacks compared to recent months. However, this activity was offset by significant setbacks dealt to the organization across the country.
Choking on diesel costs, Somali firm turns to solar for cheaper power
-
Reuters
6/2/2020 8:44 AM EST
A new solar power plant in Mogadishu should quadruple the city's generation capacity and cut bills, the owners said, providing relief to businesses facing crippling costs from diesel-generated electricity.
Kenya Airways plans to resume passenger flights from June 8
-
Logistics Update Africa
6/2/2020 4:10 AM EST
Kenya Airways plans to resume passenger flights from June 8. While domestic airlines in Kenya like Safarilink, Air Kenya and even Kenya Airways's subsidiary Jambojet will remain on the ground until the movement restrictions in and out of Nairobi, Mombasa, Kwale and Kilifi counties remain in place, according to transport cabinet secretary James Macharia.
Somalia Revokes Licenses of two Kenyan Airlines for illegal transporting khat
-
HOL
6/2/2020 3:10 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Two Kenyan registered airlines have been struck off the register of licensed companies to operate in Somalia after they illegally transported khat to Somalia against a government ban on the product.
Independent autopsy of George Floyd contradicts official report
-
LA Times
6/2/2020 12:39 AM EST
MINNEAPOLIS — An independent autopsy commissioned by George Floyd’s family found he died of asphyxiation due to neck and back compression, the family’s attorneys said Monday.
Kroll, Minneapolis police union head, blasts city's riot response in letter to officers
-
Star Tribune
6/2/2020 12:36 AM EST
In his first substantial comments since the killing of George Floyd, fiery Minneapolis police union president Lt. Bob Kroll blasted the city's handling of the ensuing riots in a letter to the rank-and-file, in which he told officers that they were being made "scapegoats" for the continued violence.
African refugees in Minneapolis join protestors in their adopted homeland
-
AFP
6/2/2020 12:30 AM EST
African refugees living in Minneapolis were already struggling with their "American dream" when George Floyd died in police custody.
Somali restaurateur blends African, American flavors in new Northland spot
-
The Columbus Dispatch
6/2/2020 12:26 AM EST
Abdirahman “Abcos” Ahmed and his wife, Sagal Aden, have opened Afra Grill on Morse Road, bringing “African inspired, American made” food to the Northland area.
Bristol's only Somali foster family call for others to help
-
BBC
6/2/2020 12:21 AM EST
The only Somali foster carers in Bristol have called for others from the same background to join them.
China calls on US to prevent racism against minorities
-
AA
6/2/2020 12:17 AM EST
China's Foreign Ministry called on the US on Monday to prevent racial discrimination against minorities following the death of George Floyd, an unarmed black man who died last week after being pinned down by a white police officer in the state of Minnesota.
Twin Cities calm as curfew takes effect; medical examiner calls Floyd’s death a ‘homicide’
-
MPR News
6/2/2020 12:13 AM EST
The Twin Cities has so far had a third night of calm following last week’s unrest.
A White Man From Illinois Allegedly Brought Bombs to Start a Riot at the Minneapolis George Floyd Protest
-
Vice
6/2/2020 12:08 AM EST
The arrest gives some support to local officials' claims that outside agitators may be partially responsible for violence in Minneapolis.