Khamiis, Juun 18, 2020 (HOL) - Gudida Xidhiidhinta Xisbiga Barwaaqo ee degaanka Soomaalida oo uu hoggaaminayay Madaxwayne Mustafe cagjar ayaa maanta u doortay Ibraahim Cismaan inuu noqdo Madaxwayne ku xigeenka DDS.
newsinsideSidoo kalena Afhayeenka Baarlamaanka DDS ayaa loo doortay inuu noqdo Malaw Ibraahim Cabdi.
Horey waxaa xila Madaxwayne ku xigeen u hayay Aadan Faarax oo dhawaan xil heer fadaraal ah loo magacaabay.
Ibraahim Cismaan Madaxwayne ku xigeenka DDS ee maanta lamagacaabay ayaa horey usoo ahaan jiray Duqa Ismaamulka Diridhabe xilliyadii ay jireen rabshadihii ugu xumaa Diridhabe.