Talaado, Juun 16, 2020 (HOL) - War qoraal ah oo kasoo baxay wasaaradda gaadiidka cirka iyo dhulka Galmudug ayaa waxaa lagu sheegay in dhowaan uu maamulka la wareegayo dhammaan garoomada diyaaradaha ee ku yaalla Galmudug, si loo ballaariyo nidaamka dowladnimada.
newsinsideWasiirka wasaaraddaas Cabdirisaaq Maxamed Maxamuud ayaa waxa uu qeexay in ka hor inta aysan arrintaan fulin una diyaar garoobin ay sameeyeen qiimeyn ballaaran.
Dhammaan madaarada ku yaalla galmudug waxaa hadda maamulo shakhsiyaad gooni iyo shirkado gaar loo leeyahay.
Dhowaan maamulkaasi wuxuu la wareegay kastamadii lagu qaadayay canshuurta ee maamulka, maleeshiyaad iyo gaadiid ay wateenna waa la xareeyay. Iyadoo arrintaas ay si wanaagsan uga shaqeynayeen wasaaradaha amniga iyo maaliyadda Galmudug.