Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Axad, Jun 14, 2020
War murtiyeed kasoo baxay shirkii Jabuuti uga socday Soomaaliya iyo Somaliland
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - War murtiyeed kooban ayaa kasoo baxay kulankii hoggaamiyayaasha dowladda federalka Soomaaliya iyo Somaliland ay ku lahaayeen dalka Jabuuti.
Ujeedada kulankaan ayaa ahaa si looga caawiyo labada hoggaamiye ee Soomaaliya iyo Somaliland in ay dib ugu bilaabaan wada-hadallada iyo xiriirka labada dhinac.
Qodobada kasoo baxay.
Hogaamiyayaashu waxay aqoonsadeen muhiimada ay leedahay doorka Jabuuti ee dhismaha nabada gobolka geeska Afrika.
Madaxweynaha Soomaaliya iyo Madaxweynaha Somaliland ayaa isla gartay in guddi farsamo oo ka kooban xubnaha labada wufuud ay dib u bilaabi doonaan Wadahadalada u dhexeeya labada dhinac iyo sidoo kale la socoshada arrimaha taagan ee la isku raacay.
Labada dhinac waxay ku heshiiyeen inaan la siyaasadeynin kaalmada horumarinta iyo Maalgashiga.
Shirku wuxuu u soo jeediyay Jabuuti inay tahay goobta shirarkan farsamo.
Shirku wuxuu ku baaqayaa dhammaan gobollada, qaaradaha iyo Hay'adaha caalamiga ah inay taageeradooda u keenaan hawshan.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Jubbaland oo jawaab ka bixisay qoraal kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya
6/14/2020 6:30 PM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - Jubbaland ayaa jawaab ka bixisay qoraal maanta kasoo baxay madaxtooyada Soomaaliya, oo lagu sheegay in ay dowladdu ogolaatay in madaxweyne Axmed Madoobe muddo labo sano ah uu xilka madaxweynaha Jubbaland si kumeel gaar ah usii hayo, kadibna uu qabto doorasho.
Shirkii Soomaaliya iyo Somaliland oo goor dhow billowday iyo Guddigii uu madaxweyne Farmaajo u magacaabay wada-hadallada oo aan qeyb ka aheyn
6/14/2020 9:46 AM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - Waxaa dalka Jabuuti iminka si rasmi ah uga bilowday wada-hadallada madaxda Soomaaliya iyo Somaliland, iyadoo la filayo in labada dhinac ay la yimaadaan Ajendayaal muhiim u ah wada-hadalka.
Puntland: Ilmo shan sano jir ah oo laga helay cudurka Covid 19
6/14/2020 8:45 AM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - Dowlad goboleedka Puntland ayaa shaaciyay 14 qof oo laga helay cudurka Covid19 in uu kamid noqday ilmo yar oo shan sano jir ah oo jirkiisa laga helay cudurka Covid19, sida lagu ogaaday baaritaanka laga qaaday.
Dowladda Maraykanka oo soo dhoweysay shirka wada xaajoodka Soomaaliya iyo Somaliland
6/14/2020 7:42 AM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - Safaaradda Mareykanka ee Jabuuti , ayaa soo dhaweysay wadahadalka Soomaaliya iyo Somaliland ee ka dhacaya Djibouti.
Madaxweyne Farmaajo oo shir ku casuumay madaxda maamul goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir
6/14/2020 5:11 AM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - War kooban oo lagu daabacay bogga Villa Somalia ee Facebook-ga ayaa waxaa lagu sheegay in madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu casuumaad u fidinayo dhammaan madaxweynayaasha maamul Goboleedyada dalka ee qeybta ka ah Faderaalka iyo maamulka Gobolka Banaadir.
Dowladda Soomaaliya "Laba sano ayaan u aqoonsanay Axmed Madoobe, Madaxweynaha KMG ah ee Jubaland "
6/14/2020 4:40 AM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - War qoraal ah oo lagu daabacay bogga Facebook-ga uu ku leeyahay xafiiska warbaahinta ee Villa Somalia ayaa waxaa lagu sheegay in dowladda Soomaaliya ee uu hoggaamiyo madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ay muddo labo sano ah u aqoonsatahay Axmed Maxamed Islaam "Axmed Madoobe" madaxweynaha Kumeel gaarka ah ee Jubaland.
Abiy Ahmed oo Jabuuti ka degay, waxa uuna qeyb ka yahay madaxda ka qeyb-galeysa wada-hadallada Soomaaliya iyo Somaliland
6/14/2020 3:51 AM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - Wararka laga helayo dalka Jabuuti ayaa waxay sheegayaan in Raysul wasaaraha Itoobiya Dr. Abiy Ahmed uu ka degay goor dhow garoonka Bole International airport ee magaalada Jabuuti, isagoo ka qeyb-galayo wada-hadalka Soomaaliya iyo Somaliland.
Al-shabaab oo soo bandhigay askar ay sheegeen in ay kasoo goosteen Jubbaland
6/14/2020 3:40 AM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - War lagu daabacay baraha taageera Al-shabaab ayaa waxaa lagu sheegay in ciidamo kasoo goostay dhinaca Jubaland ay iska soo dhiibeen Degmada Jilib ee Gobolka Jubada dhexe ee Koofurta Soomaaliya.
Wafuuddii Soomaaliya iyo Somaliland oo Jabuuti u dhoofay iyo waha-dalka labada dhinac oo saakay billaabanaya
6/14/2020 3:27 AM EST
Axad, Juun 14, 2020 (HOL) - Wafdi ballaaran oo uu hoggaaminayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biix Cabdi ayaa ka dhoofay garoonka diyaaradaha Cigaal , iyagoo ku wajahan magaalada Jabuuti ee Caasimadda Jamhuuriyadda Jabuuti si ay uga qeyb-galaan wada-hadallada lagu wado in maanta dalkaasi ay ku yeeshaan madaxda Soomaaliya iyo Somaliland.
Somali News
Trump aides know his polls are terrible—and tell him otherwise
-
Daily Beast
6/14/2020 7:30 PM EST
This past week, Donald Trump’s campaign did what one senior aide on the president’s 2020 team described to The Daily Beast as the “dumbest thing I’ve read in a long time.”
Meet the ‘Corona Guy’ fighting Covid-19 disinformation in Kenya’s refugee camp
-
Mail & Guardian
6/14/2020 7:01 PM EST
Every weekday morning, from 10 to 11am, Abdullahi Mire hosts a radio show for the residents of Dadaab. His studio is inside a converted shipping container, once used by the United Nations to deliver supplies to this sprawling network of three refugee camps in northeastern Kenya.
Jubaland officials rebuff Farmajo's recognition of "interim administration"
-
HOL
6/14/2020 12:06 PM EST
Mogadishu (HOL) - The Federal Government of Somalia has announced on Sunday that it will recognize Ahmed Mohamed Islam (Madobe) as the interim President of the Jubaland, reversing its previous position.
Ethiopian PM reiterates value of peace, reconciliation for regional integration
-
Fana
6/14/2020 11:39 AM EST
Prime Minister Dr Abiy Ahmed reiterated the value of peace and reconciliation in the Horn region as the foundation for regional integration.
Somalia-Somaliland talks kick off, DP-World Concession on the table
-
HOL
6/14/2020 11:30 AM EST
NAIROBI (HOL) - Talks in Djibouti between the leaders of Somalia and Somaliland have in the last hour kicked off in Djibouti about four years since similar talks failed to commence in Turkey.
Madobe to rule for two years only, FGS says in fresh battle with Jubbaland
-
HOL
6/14/2020 11:07 AM EST
MOGADISHU (HOL) - New presidential elections in Jubbaland will be held in two years’ time, the Federal Government has said noting it will now recognize Ahmed Madobe as the interim president of the southerly state.
Grenfell Tower fire: Virtual service to pay tribute to 72 victims
-
BBC
6/14/2020 8:40 AM EST
The prime minister and Labour's leader have marked the third anniversary of the Grenfell Tower fire with video messages as part of a virtual service.
Police reservist, two al shabaab militants killed in lafey, Mandera
-
The Star
6/14/2020 8:24 AM EST
A Police officer and two al shabaab militants were on Sunday killed during a fierce exchange of fire in lafey, Mandera county.
Thousands throng Auckland for NZ Black Lives Matter protests
-
PMW
6/14/2020 8:22 AM EST
Thousands of people took part in the Black Lives Matter protests in Auckland, Wellington and Dunedin today.
Farmaajo, Bihi lead delegations to Djibouti for talks
-
HOL
6/14/2020 3:50 AM EST
NAIROBI (HOL) - President Mohamed Farmaajo, Somaliland President Muse Bihi, Prime Minister Hassan Khayre and a delegation of ministers and MPs have departed for Djibouti this morning for another round of talks after the last one in 2015 collapsed in Turkey.
UN Chief Shocked at Libya Mass Graves in Recently Freed Town
-
AP
6/14/2020 2:23 AM EST
U.N. Secretary-General Antonio Guterres is expressing shock at the discovery of mass graves in Libyan territory recently recaptured from forces commanded by Khalifa Hifter.
Peel police identify man, 21, killed in Mississauga shooting
-
CBC
6/14/2020 1:32 AM EST
Peel police have identified a 21-year-old man killed in a shooting in Mississauga on Friday morning. Abdulaziz Dubet, of Toronto, was found in a vehicle outside a hotel in the area of Dundas...
African nations call for racism debate at UN Human Rights Council
-
Dw
6/14/2020 12:40 AM EST
A letter signed by all 54 African nations requested the UN Human Rights Council to urgently debate racism and police violence as protests over George Floyd's death grow around the world.
Sick and tired – Somali villagers in Kismayo walk miles after closure of mobile health service
-
Radio Ergo
6/14/2020 12:29 AM EST
(ERGO) – The shutdown of mobile health services has left rural communities in remote areas north of Kismayo, in Somalia’s Jubbaland state, unable to access critical medical treatment without long journeys to over-crowded clinics in the nearest town.
Somalia confirms 66 new COVID-19 cases, tally hits 2,579
-
Xinhua
6/14/2020 12:22 AM EST
Somali Health Ministry on Saturday reported 66 new COVID-19 cases, bringing the total number of infections to 2,579.