Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Arbaco, July 8 , 2020
Madaxweyne Waare oo daah-furay mashruuca wax ka qabashada fatahaadaha Hirshabeelle
Arbaco, July 8, 2020 (HOL) - Mashruucaan uu maanta daah-furay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa waxa uu qorshahiisu yahay in lagu dayac tiro illaa iyo 60 goob uu webiga Shabeelle ee mara maamulkaas oo uu fatahaad ka sameeyo.
Marshruucaan ayaa waxaa ka qeyb-galay wasiirro ka tirsan maamulka, Guddiga la hortagga fatahaadaha, maamulka Gobolka Hiiraan iyo dhalinyarada. Waxaa sidoo kale qadka muuq-tebinta tooska ah ugasoo qeyb-galay madaxda hay'adda beeraha iyo waraabka Qaramada midoobe ee FOA.
Madaxweyne Waare ayaa ka hadlay muhiimadda mashruucaan uu u leeyahay bulshada Gobolka Hirshabeelle. Isagoo intaa ku daray inuu yeelanayo seddex weji.
Maamulka Hirshabeelle sanadihii u dembeeyay waxaa saameyn adag ku yeeshahay isbedalka cimilada, iyadoo xilliyada Jiilaalka uu webigu guro,.halka xilliyada Guga iyo Deyrta uu Webiga Shabeelle uu sammeeyo fatahaad saameyn adag ku yeelata dadka iyo deegaankaba.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Qaar kamid ah ciidamadii Haramcad oo Dhuusamareeb lagasoo qaaday
7/8/2020 12:19 PM EST
Arbaco, July 8, 2020 (HOL) - Ilo wareed lagu kalsoonaan karo oo ku sugan magaalada Dhuusamareeb ayaa waxay HOL u sheegeen in diyaarad gaar ah ay halkaas kasoo qaadday Ciidamada booliska ah ee leh tababarrada qaaska ah ee Haramcad, kadib markii la sheegay in qaar kamid ah madaxda maamul goboleedyada ay imaanshiyahooda ku xireen in marka hore ciidamadaasi laga qaado magaalada.
Madaxweynaha Puntland oo ciidamo amnigiisa suga u diray Dhuusomareeb
7/8/2020 11:02 AM EST
Arbaco, July 8, 2020 (HOL) - Puntland ayaa ciidamo suga ammaanka madaxweyne Deni u dirtay magaalada Dhuusomareeb ee xarunta Galmudug, halkaas oo uu ka furmayo shirka madaxweynayaasha dowlad goboleedyada.
Madaxweyne Waare oo Dhuusamareeb lagusoo dhoweeyay
7/8/2020 10:54 AM EST
Arbaco, July 8, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Maamulka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ayaa waxa uu magaalada Dhuusamareeb kusoo dhoweeyay goor dhow madaxweynaha Maamulka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare.
Askari boolis ah oo horay nin oday ah ugu dilay Muqdisho oo maanta xukun dil toogasho ah lagu riday
7/8/2020 6:36 AM EST
Arbaco, July 8, 2020 (HOL) - Askari ka tirsan ciidamada booliska Soomaaliya oo ku eedeysnaa dilka nin oday ahaa oo ku ganacsanayay suuqa Ceel-gaab ee degmada Xamar Jajab 16-kii June ayaa waxay maanta maxkamadda ciidamada dowladda Soomaaliya ku xukuntay dil toogasho ah .
Galmudug oo beenisay in walaac laga muujiyay ciidamada Haramacad ee ku sugan Dhuusomareeb
7/8/2020 4:50 AM EST
Arbaco, July 8, 2020 (HOL) - Wasiirka warfaafinta Galmudug ayaa beeniyay in ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Haramcad laga saaray magaalada Dhuusomareeb oo maalinta berito uu ka furmayo shir u dhexeeya madaxda dowlad goboleedyada.
Rabshadaha Ethiopia ka socda oo khatar ku ah Dimuqraadiyadda curdinka ah ee dalkaas
7/8/2020 3:35 AM EST
Arbaco, July 8, 2020 (HOL) - Raiisel wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed oo la gudoonsiiyey Abaal-marinta Nabadda ee Nobel ayaa u muuqda mid soo afjaraya kor u qaadista rajada isbedelka dimoqraadiyadda. Rajooyinkaas waxaa lumiyey jawaabtiisa culus ee uu ka qaatay mudaharaadyada ka soo horjeedda dawladda.
Wafuud maanta gaareysa Dhuusamareeb iyo ammaanka oo aad loo adkeeyay
7/8/2020 3:25 AM EST
Arbaco, July 8, 2020 (HOL) - Wafuud ka socda maamul goboleedyada dalka ayaa la filayaa iney maanta gaaraan magaalada Dhuusamareeb ee xarunta maamulka Galmudug. Waxayna hor-u-dhac u yihiin madaxda maamul Goboleedyada ee dhowaan ku shiri doona halkaas.
Somali News
The vulnerabilities of Somali communities with COVID-19 in Europe
-
Daily Sabah
7/8/2020 8:25 PM EST
In early March, some of our extended Somali family returned to London from Umrah in Saudi Arabia with a flu-like fever. A few days later, I attended our local mosque in Greenford; many people were coughing and sneezing.
Young Somali doctor shares her story of treating COVID19 patients in Mogadishu hospital and falling sick herself
-
Radio Ergo
7/8/2020 1:27 PM EST
Hamdi Abdirahman Ahmed has spoken about her experiences as a doctor treating Coronavirus patients at a Mogadishu hospital at the start of the outbreak – and coping with catching the virus herself.
Somalia’s cholera outbreak has claimed 26 lives this year
-
CGTN
7/8/2020 1:12 PM EST
An outbreak of cholera and acute watery diarrhea in Somalia had killed 26 people in the past six months, a UN health agency said on Tuesday.
Migrants disembarked from Talia animal cargo ship in Malta
-
InfoMigrants
7/8/2020 1:04 PM EST
A group of 50 people who were rescued at sea and stranded on a livestock transport ship has been allowed to disembark in Malta. The MV Talia picked up the migrants off Libya on Saturday but Malta and Italy refused them permission to land.
Locusts and failed rains bring double losses to Amaara farmers in central Somalia
-
Radio Ergo
7/8/2020 1:01 PM EST
(ERGO) – Nuuro Mohamed Hussein, 55, is worried about how she will manage to meet the needs of her family of 14 children, after two consecutive ruined harvests on their small farm in Amaara in central Somalia’s Mudug region.
Somaseed: Improving genetic quality of seeds in Somalia
-
FAO
7/8/2020 12:58 PM EST
The aim of the project was to ensure Somali communities could increase their food production in a sustainable manner, and are able to restore and maintain their productive capacity when faced with chronic pressure or shocks.
Somalia’s forces kill three Al-Shabaab militants in operation
-
CGTN
7/8/2020 12:27 PM EST
Somali National Army (SNA) killed three Al-Shabaab fighters on Tuesday in an offensive on the outskirts of the Somali capital Mogadishu, a military officer confirmed on Wednesday.
Kenya’s Amina Mohamed eyes top global job three years after failing to clinch AU job
-
The Frontier
7/8/2020 11:07 AM EST
Kenya’s Secretary of Sports Amina Mohamed is among six candidates vying to become the next director-general of the World Trade Organisation (WTO) to replace Brazil’s Roberto Azevedo.
Ethiopia's ethnic violence death toll rises to 239
-
Daily Sabah
7/8/2020 10:07 AM EST
The death toll from demonstrations and ethnic violence that erupted in Ethiopia last week following the murder of a popular singer from the Oromo ethnic group has risen to 239, according to a tally of police figures.
Security agencies foil Al-Shabaab kidnapping incident in Wajir
-
The Standard
7/8/2020 9:53 AM EST
Kenya security agencies foiled a hijacking and kidnapping terror attack outside Dabacity area of Elwak in Wajir boarder with Somalia.
Two policemen killed in roadside blast in Mogadishu - witnesses
-
Reuters
7/8/2020 9:47 AM EST
Two policemen were killed and two civilians were injured in a roadside blast in Mogadishu on Wednesday, witnesses said.
UN says 3.5 million people face acute food insecurity in Somalia
-
CGTN
7/8/2020 9:43 AM EST
At least 3.5 million people are projected to fall into crisis or emergency food insecurity in Somalia between June to September, the UN humanitarian agency said on Monday.
Policeman to face death for murder of vendor over cigarette
-
HOL
7/8/2020 5:15 AM EST
MOGADISHU (HOL) - A policeman who shot dead a street vendor following a quarrel over a piece of cigarette has been slapped with the death sentence by a military court in Mogadishu.
Mogadishu Court Adjourns Case Against Goobjoog Journalist Gurbiye, SJS And SOMA Call For The AG To Drop Charges
-
Somali Journalists Syndicate
7/8/2020 12:40 AM EST
Somali Media Association (SOMA) and Somali Journalists Syndicate (SJS) jointly call for the Office of the Attorney General (AG) of the Federal Government of Somalia to drop charges against Goobjoog Editor, Abdiaziz Ahmed Gurbiye who appeared today before the Banadir Regional Court after he was was pressed with unlawful criminal charges issued on 23 June by the Office of the Attorney General through the Banadir Regional Court.
French bus driver brain-dead after passengers attack him for telling them to wear masks
-
AFP
7/8/2020 12:22 AM EST
A bus driver in France was declared brain-dead on Monday after being attacked for refusing to let passengers board his vehicle without face masks, in line with rules imposed to combat the coronavirus.
Google's Loon launches service in Kenya
-
ZDNet
7/8/2020 12:12 AM EST
Loon says it's now providing service over a 50,000 square kilometer region to subscribers of Telkom Kenya.
Foreign trawlers, illegal fishing, staff shortage deny Somalia $300m in revenue
-
The East African
7/8/2020 12:06 AM EST
After sharks are captured off the coast of Somalia, their meat is salted, sun-dried and transported overland to Kismayo for export to Mombasa, Kenya, the main market in East Africa.