Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Isniin, July 13, 2020
Madaxda maamul goboleedyada "Soomaaliya kama dhici karto, xilligaan doorasho qof iyo cod ah "
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Waxaa xalay saq-dhexe war murtiyeed laga soo saaray shirkii magaalada Dhuusamareeb uga socday madaxda Maamul Goboleedyada ee dalka, waxaana dhammaan qodobada ay ahaayeen kuwa ku tacaluqa xaaladda siyaasadeed ee dalka, arrimaha ku saabsna marxaladda kala-guurka iyo doorashada dalka.
Warka oo ka koobnaa Afar qodob, waxaa la isla gartay in Soomaaliya aysan ka dhici karin doorasho qof iyo cod ah, sidaasi darteed loo baahanyahay in dib looga fikiro hannaan siyaasadeed oo la isla ogolyahay.
Waxaa sidoo kale la isla gartay in mar kale la qabto kulan loo dhanyahay oo ay qeyb ka yihiin madaxda sare ee dowladda dhexe sida Madaxweyne Farmaajo iyo ra'iisul wasaare Xasan Cali Kheyre , waxaana la isla gartay in shirkaasi lagu qabto magaalada Dhuusamareeb.
Soomaali badan ayaa qodobada kasoo baxa shirka Dhuusamareeb si weyn indhaha ugu taagayay maalmihii ugu dembeeyay.
Abdiaziz Ahmed Barrow, Hiiraan Online
[email protected]
Puntland: Shahaadadu hadday tahay mid uu leeyahay wasiir Goodax Barre ha haysto
7/13/2020 4:33 PM EST
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Wasiirka waxbarashada Puntland, Cabdulaahi Maxamed Xasan ayaa jawaab ka bixiyay hadalkii wasiirka waxbarashada Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, oo ahaa in ardayda Puntland aan la siindoonin shahaadada dugsiga sare ee ay bixiso dowladda soomaaliya.
Aqalka sare oo soo dhoweeyay shirkii Dhuusomareeb ku dhexmaray dowlad goboleedyada
7/13/2020 8:36 AM EST
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Guddomiyaha Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya Senatar Cabdi Xaashi Cabdullahi ayaa War-saxaafadeed ka soo saaray Shirkii lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Dowlad Goboleedka Galmudug taariikh 11-12 July 2020.
Taliyaha Ciidamada Xoogga Soomaaliya Janaraal Odowaa oo ka badbaaday qarax lagula eegtay Muqdisho
7/13/2020 7:58 AM EST
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Faah-faahin dheeraad ah ayaa kasoo baxaysa qarax ismiidaamin ahaa oo lagu weeraray taliyaha ciidamada xoogga ee dowladda Soomaaliya Janaraal Odowaa Yuusuf Raage oo marayay meel u dhow Cisbitaalka Ciidamada dowladda .
Guddi wasiirro ah oo loo magacaabay ka shaqeynta aas-ka qaran ee marxuum Xasan Abshir
7/13/2020 3:47 AM EST
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Ra’iisul wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa waxa uu magacaabay guddi ka shaqeyn doono aas-aaska qaran ee loo sameyn doono meydka ra’iisul wasaarahii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax oo ku geeriyooday waddanka Turkiga .
Uganda oo xustay sannad-guuradii 10-aad ee qaraxyadii Kampala iyada oo amniga aad loo adkeeyay
7/13/2020 3:13 AM EST
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Uganda ayaa xustay sannad-guuradii 10aad ee ka soo wareegtay qaraxii 11-kii Luulyo, 2010 ee ka dhacay caasimadda Kampala ee ay ku dhinteen 76 taageerayaal kubadda cagta ah tobaneeyo kalena ay ku dhaawacmeen.
Wasiirka waxbarashada Soomaaliya oo mar kale ku celiyay in ay ardayda Puntland helidoonin wax shahaado ah
7/13/2020 2:16 AM EST
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Wasiirka waxbarashada Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, ayaa sheegay inuu soo dhamaaday calaaqaadkii dhinaca waxbarashada ee kala dhexeeyay Puntland, kadib markii uu ku eedeeyay inay diideen in ay qeyb ka ahaadaan imtixaanka shahaadiga.
Puntland oo magacowday guddi diyaariya aas loo sameynayo raysal wasaarihii hore ee Soomaaliya iyo madaxweynihii hore Puntland
7/13/2020 2:12 AM EST
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, ayaa Guddi heer wasiir iyo heer maamul u magacaabay aas Garoowe loogu sameynayo Alle ha u naxariistee Ra’iisal wasaarihii hore ee Soomaaliya Xasan Abshir Faarax iyo Madaxweynihii hore ee Puntland Maxamed Cabdi Xaashi.
Ciidamada Xoogga Soomaaliya oo digniin adag usoo jeediyay dadka isaga labista dharka askarta xoogga
7/13/2020 2:10 AM EST
Isniin, Luulyo 13, 2020 (HOL) - Janaraal Odowaa Yuusuf Raage taliyaha ciidamada xoogga ee Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa waxa uu si adag ugu digay dadka aan ciidamada aheyn ee ku labista dharka militiriga Soomaaliya.
Somali News
Public invited to participate in upcoming public hearings on revised 2020 City budget
-
MPLS City Council
7/13/2020 2:47 PM EST
MINNEAPOLIS - The City Council’s Budget Committee will hold two public hearings, July 14 and 22, on proposed revisions to the City’s 2020 budget. The City is facing approximately $156 million in projected revenue losses because of the COVID-19 pandemic.
SNA chief survives targeted bomb attack
-
HOL
7/13/2020 11:34 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Somali military chief Monday survived a targeted bomb attack in the capital Mogadishu.
FMS leaders call for alternative poll model, say elections must happen in time
-
HOL
7/13/2020 3:11 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Federal Member State leaders have called for an alternative electoral model to to ensure elections in Somalia take place within constitutional timelines.
Sudan to allow drinking alcohol for non-Muslims, ban FGM
-
Reuters
7/13/2020 2:03 AM EST
KHARTOUM (Reuters) - Sudan will permit non-Muslims to consume alcohol and strengthen women’s rights, including banning female genital mutilation (FGM), its justice minister said late on Saturday, in a reversal of almost four decades of hardline Islamist policies.
Egypt says differences over filling, operating Ethiopia's Nile dam remain unsolved
-
Xinhua
7/13/2020 1:42 AM EST
CAIRO, (Xinhua) -- Differences over main issues remain during the talks between Egypt, Sudan and Ethiopia over the rules of filling and operating the Grand Ethiopian Renaissance Dam (GERD) on the Nile River, Egyptian Ministry of Water Resources and Irrigation said Sunday.
FMS leaders rule out universal suffrage in upcoming elections, invite Pres Farmajo and PM Khaire to Dhusamareb for negotiations
-
HOL
7/13/2020 1:12 AM EST
Dhusamareb (HOL) - Federal Member State leaders in Somalia have ruled out the possibility of one-man-one-vote elections to be held on time. They have called for an alternative, inclusive model to be implemented before the government's mandate expires.
Kenyan authorities arrest two suspects accused of plotting attack on airport
-
CGTN
7/13/2020 12:56 AM EST
Kenyan police arrested two terror suspects who are thought to have been planning an attack on an airport in the country’s Rift Valley province.
Somali barber in Turkey hopeful despite coronavirus setbac
-
AA
7/13/2020 12:53 AM EST
Amid fears over the coronavirus pandemic, people around the world have adjusted to the new normal and began taking preventive measures, such as social distancing and home isolation. But these measures have dealt a heavy blow to particular trades, like barbers.
Galaxy Note 20: All the most compelling rumors and juiciest leaks so far
-
Cnet
7/13/2020 12:48 AM EST
New colors. Design changes. And all the Galaxy Note 20 Ultra's cameras, battery and more.
The Emirates will make history with its mission to Mars launching on Tuesday
-
Digital Trends
7/13/2020 12:19 AM EST
The United Arab Emirates (UAE) is set to make history by becoming the first Arab nation to launch a spacecraft to Mars.