Hiiraan Online
3/28/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Feb 27, 2020
Dowladda Soomaaliya oo dowladda Kenya ugu yeertay in ay joojiso faro gelinta ay ku heyso xuduudaha labada dal
Khamiis, Feberaayo,27, 2020 (HOL)- Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa ugu baaqday Dowladda Kenya in ay si deg-deg ah u joojiso xadgudubyada ka dhanka ah madaxbannaanida Soomaaliya iyo falalka xasillooni darrada ah ee ay ka waddo xuduudda labada dal.
Warsaxaafadeed kasoo baxay Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladdu muddo badan ka dhur-sugaysay in hoggaanka dalka Kenya ay garowsadaan muhiimadda xiriirka taariikhiga ah ee labada dal iyo iskaashiga dhaqan-dhaqaale, amni iyo siyaasad ee ka dhexeeya labada shacab iyo labada dowladood.
Qoraalka waxaa lagu sheegay hab-dhaqanka cusub ee Dowladda Kenya uu kasoo horjeedo qarannimada Soomaaliya.
Halkaan hoose ka akhriso bayaaanka dowladda.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Madaxweynaha Somaliland iyo labadda xisbi mucaarad oo ka heshiiyey khilaafkii ka taagnaa guddida doorashooyinka
2/27/2020 8:34 AM EST
Khamiis, Febraayo 27, 2020 (HOL )– Madaxweynaha Somaliland, ahna gudoomiyaha xisbiga kulmiye Muuse Biixi iyo gudoomiyeyaasha labadda xisbi mucaarad WADANI iyo UCID ayaa heshiis rasmi ah ka gaadhay dooddii ay axsaabta mucaaridka ahi ka qabeen guddida cusub ee doorashooyinka qaranka iyo qabsoomidda doorashooyinka goleyaasha wakiillada iyo deegaanka.
Sacuudi Carabiya oo mamnuucday xujeyda ajnabiga ah
2/27/2020 8:17 AM EST
Khamiis, Feberaayo,27, 2020 (HOL)- Boqortooyada Sacuudi Carabiya ayaa qaadatay talaabada aan horay loo arag oo ah inay ka mamnuucdo xujeyda ajnabiga ah inay soo galaan dalkeeda shan bilood kahor xajka.
Soomaaliya oo markii ugu horeysay lagu qabtay bandhiga carwada gaadiidka
2/27/2020 3:49 AM EST
Khamiis, Feberaayo,27, 2020 (HOL)- Soomaaliya ayaa markii uu horeysay lagu qabtay bandhiga carwada gaadiidka, si loo dhiirri galiyo shirkaddaha ku howlan ganacsiga gaadiidka.
Bangiga Horumarinta Afrika oo ansixiyay $122 milyan oo lagu taageerayo deyn cafinta Soomaaliya
2/27/2020 3:13 AM EST
Khamiis, Feberaayo,27, 2020 (HOL)- Bangiga Horumarinta Afrika iyo Sanduuqa maalgalinta Afrika ayaa ansixiyay $ 122.55 milyan, si Soomaaliya looga nadiifiyo deymaha lagu leeyahay, taas oo wadada u xaareysa in Bankiga adduunku uu furo fursado lagu maal-galinayo dalka.
Maxkamada sare Puntland oo furtay kiiska gabadh 11 jira oo u geeriyootay kufsi loo geystay
2/27/2020 2:55 AM EST
Khamiis, Feberaayo,27, 2020 (HOL)- Maxkamadda sare ee Puntland ayaa dib u furtay dhegeysiga dacwadda Najma Cabdulqaadir oo ahayd gabadh 11jir ah oo sanad ka hor u geeriyootey kufsi loogu geystey Burtinle.
Mas'uuliyiin lagu xir xiray degmada Dhuusa-Mareeb ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Galmudug
2/27/2020 1:51 AM EST
Khamiis, Feberaayo,27, 2020 (HOL)-Wararka ka imanaya degmada DhuusaMareeb ee xarunta u ah dowlad gobolleedka Galmudug ayaa sheegaya in la xiray mas'uuliyiin uu ka mid yahay guddoomiyihii hore ee degmada maamulkii Ahlu Sunna Waljameeca
Somali News
US embassy warns of planned terror attack in Nairobi
-
Standard Digital
2/27/2020 1:24 PM EST
The US embassy in Nairobi has issued an alert for a planned terror attack in the capital city.
Somaliland’s Bihi, opposition parties strike deal for 2020 polls, limit NEC’s role
-
HOL
2/27/2020 11:55 AM EST
HARGEISA (HOL) - The ruling and opposition parties in Somaliland have agreed on a landmark deal that will see the break-away region conduct parliamentary and local government elections for the first time since 2005.
Coronavirus: Iran's vice president Masoumeh Ebtekar 'infected with virus'
-
Sky News
2/27/2020 10:28 AM EST
A vice president of Iran, Masoumeh Ebtekar, has been infected with the coronavirus, a state-owned newspaper says.
Ethiopia pulls out of US meeting on Nile dam
-
Middle East Monitor.
2/27/2020 10:09 AM EST
Ethiopia will not attend talks on its disputed $5 billion hydropower project being held in Washington this weekend, the Water, Irrigation and Energy Ministry said today.
Major boost for Somalia as IMF, AfDB approve over $450m in arrears clearance
-
HOL
2/27/2020 5:07 AM EST
NAIROBI (HOL) - Somalia’s push for debt relief got a big boost Wednesday following an approval of close to half a billion dollars by both IMF and African Development Bank to clear arrears due to the financial institutions by the Horn of Africa nation.
Saudi Arabia halts entry from coronavirus-hit states for Umrah in Mecca, tourism
-
Al Arabiya
2/27/2020 2:24 AM EST
Saudi Arabia temporarily suspended entry for individuals seeking to perform Umrah pilgrimage in Mecca or visiting the Prophet's Mosque in Madina,
Zimbabwe Billionaire to Bid for Ethiopian Telecoms License
-
Bloomberg
2/27/2020 12:29 AM EST
ECONET Global Limited, owned by Zimbabwean billionaire Mr Strive Masiyiwa, is keen to acquire a telecommunications licence in Ethiopia,
Supermodel Iman Said The 'Whole Culture' Has To Change For Diversity In Politics
-
Blavity
2/27/2020 12:23 AM EST
Zara Mohamed Abdulmajid, more famously known as Iman, is a supermodel in the fashion industry who believes that to see more inclusion and better representation in Congress, the “whole culture” must change
Trudeau uses speech to pitch African envoys for UN security council seat
-
CP
2/27/2020 12:17 AM EST
OTTAWA -- Prime Minister Justin Trudeau has taken Canada's campaign for a seat on the United Nations Security Council directly to African diplomats with a speech that tried to emphasize his boyhood connection to the continent.
Meet Space Art Contest Finalist, Nurdin Mohamed!
-
Asgardia
2/27/2020 12:09 AM EST
Nurdin Mohamed is Asgardia’s resident since 2017 and an active member of the First Space Nation’s community. Nurdin is Somali and lives in Kenya. He is now getting a degree in computer science at United States International University in Nairobi.