Dowladda Soomaaliya oo Kenya ku eedeeysay inay abaabul dagaal ka wado gudaha dalka

 

Sabti, December, 19, 2020 (HOL) - Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa Dowladda Kenya ku eedeysay abaabul dagaal iyo in ay hubeyneyso maleeshiyaad qalalaase amni ka abuura Gudaha Soomaaliya.

newsinsideDowladda Federaalka Soomaaliya waxay sheegtay in ay ogaato in Ciidamada Kenya ay hub iyo maleeshiyaad kusoo daad gureysay magaalada Mandera si duullaan loogu soo qaado magaalada Beled Xaawo iyo saldhigyada Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ee aaggaas ku yaalla.

Halkaan hoose ka akhriso war-saxaafadeedka.


Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]