Gacmaha oo la maydho waa habka ugu wanaagsan ee lagaga hortaggi karo fiditaanka jeermiska iyo cudurada. Gacmaha wasakhda ah waxa ay qaadi karaan jeermiska cudur sidaha ah kuwaas oo sababi kara in qofku xanuunsado ama uu xanuun u gudbiyo cid kale. Noolayaasha il-ma aragtiga ah ee ay ka mid yihiin Bakteeriyada, Fayraska, dulinyada fangaska iyo kimikooyin kale ayaa si toos ah jidhkeena u gali kara marka aynu taabano wejigeena, indhaha, sanka iyo afka ama waxa ay si aan toos ahayn u gelli karaan, marka ay gacmo aan nadiif ahayn taabtaan goobo wasakh leh oo ay taabteen dadyaw kale ama meelaha cunnada lagu diyaariyo. Gacmaha oo saabuun iyo biyo lagu maydhaa si joogto ah waxay horseedaan abuurka safka koowaad ee difaaca jidhka kaas oo ka hortaga fiditaanka cuduro badan. Kuwaas oo ay ka mid yihiin Durayga, Shubanka iyo cuduro kale oo ka sii khatarsan sida Qoor-gooyaha, Dhanjafka ama Jooniska iyo cuduro kale oo badan. Fiidyahan laba cabirlaha ahi waxaa uu sharaxayaa muhiimada gacmo maydhista.
Sida Gacmaha Loo Maydho
More News
- - KU JIR CAAFIMAAD QAB OO KA HORTAG FAAFITAANKA COVID-19
- Waxa la sameeyo haddii aad xanuunsato
- Nooca reer Brazil ee COVID-19 oo laga helay Minnesota
- Maareynta Walaaca Inta lagu jiro COVID-19
- Sidee looga gaashaanta ama layskaga difaacaa cudurka Corona in Somali
- Ka Hortagga Xanuunka Somali (Lahjadda Somalia)
- COVID Minnesota: 40 Dhimasho ayaa laga soo sheegay Kirismaska, Maalinta xigta
- Warkii ugu dambeeyay COVID-19 ee MN: 13 ayaa geeriyootay
- Xildhibaan Aqalka Sare ee gobolka Minnesota ayaa u geeriyooday cudurka Covid-19
- Jenaraal Maxamed Nuur Galaal oo ka mid noqday dadka ku dhintay weerarka Hotel Afrik
- Mas'uuliyiin laga soo badbaadiyay Hotelka Afrik oo wali laga maqlayo rasaas culus
- Guddoomiyaha ONLF " Dawladdu si joogto ah ayay weerar noogu haysay"
- Beesha caalamka oo soo dhowaysay go'aanka madaxweyne Farmaajo ee qabashada shirka Dhuusomareeb
- Qaryaqaan Mubarik Aar oo sharcidaro ku tilmamay habka ay gudida xulista musharixinta ee xisbul xaakimka Kulmiye ku aqbaleen musharaxnimada mayor Soltelco
- Faah faahin ku saabsan dabley gudaha u gashay Hoteel Afrik ee magaalada Muqdisho
- Qarax iyo weerar wada socda oo goor dhaw lagu qaaday Hoteel Afrik ee magaalada Muqdisho
- James Swan oo madaxweyne Farmaajo ku boggaadiyay shirka uu ku baaqay
- Axmed Madoobe'' Wakiilka Qarramada Midoobey waxaa isla garannay in ay wanaagsan tahay in leysku tanaasulo
- Dagaal mar kale laga cabsi qabo degmada Beled-Xaawo ee gobolka Gedo
- Guddiga xalinta dhibaatada qiime dhaca shillinka Soomaaliga oo Bosaso kula shiray ganacsatada
- Wakiilka Qarramada Midoobey oo gaaray magaalada Kismaayo
- Faahfaahino kasoo baxaya dad shacab ah oo lagu xir xiray magaalada Baledweyne
- Koonfur Galbeed oo ka hadashay duqeymo xalay laga fuliyay deegaanno ka tirsan gobolka Bakool
- Jubbaland oo soo dhaweysay shirka uu ku baaqay madaxweyne Farmaajo