Hiiraan Online
3/29/2024
Today from Hiiraan Online:
Home
Somali Map
Sports
Opinion
RSS
Somali Music
Contact Us
Facebook
Twitter
Google Plus
Wararka Maanta- Khamiis, Aug 27, 2020
War murtiyeed lagasoo saaray shirkii Puntland iyo Jubbaland iyo Deni iyo Axmed Madoobe oo ku wajahan Muqdisho
Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Warsaxaafadeed kasoo baxay shirkii magaalada Garowe uga socday Puntland iyo Jubbaland ayaa lagu sheegay in madaxda labada maamul ay qeyb ka ahaanayaan shir wadatashi oo Muqdisho ka dhacaya loogana hadlayo sidii xal siyaasadeed looga gaari lahaa doorashooyinka Soomaaliya.
War-saxaafadeedka waxaa lagu sheegay in madaxweynayaasha Puntand iyo Jubbaland ay shirar qadka taleefoonka kula yeesheen madaxda dowladda federalka iyo dowlad goboleedyada, taasoo oo ka dhalatay in shir dambe la iskugu yimaado Muqdisho, inkastoo aanan waqtiga shirka la sheegin.
Halkaan hoose ka arqiso war murtiyeedka shirka.
Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]
Dowladda Turkiga oo Soomaaliya ku wareejisay gawaarida gaashaaman ee Miinadu Karin
8/27/2020 5:53 PM EST
Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Warsaxafaadeed kasoo baxay safaaradda Turkiga ee Soomaaliya ayaa lagu sheegay in dowladda Turkigu ku wareejisay dowladda Soomaaliya Gawaarida U-adkeysata Miinada ee loo yaqaan "Kirpi"
Somaliland oo udiiday degaanadeeda inuu yimaado Ugaaska guud ee gobolka Awdal iyo rabshado ka dhashay
8/27/2020 5:47 PM EST
Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Somaliland ayaa udiiday in degaanadeeda uu kusoo laabto Ugaaska guud ee beelaha gobolka Awdal, Ugaas Abdirashiid Ugaas Rooble Ugaas Doodi, oo la filayay inuu safar lug ah dhinaca Ethiopia kaga yimaado iyadoo aad loogu diyaar garoobayay soo dhowayntiisa.
Dowlad goboleedyada Hirshabeelle, koonfur galbeed iyo Galmudug oo soo dhoweeyay go'aamada shirkii Garowe
8/27/2020 5:14 PM EST
Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Kulan ay khadka taleefoonka ku yeesheen madaxweyneyaasha Dowlad goboleedyada Xubnaha ka ah DFS ee Galmudug ee Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, ayaa waxay soo saareen War-Murtiyeed ay kusoo dhoweynayaan qodobadii kasoo baxay shirkii madaxweynayaasha Puntland iyo Jubbaland ku yeesheen Garowe.
Maxkamadda gobolka Banaadir oo 10 sano oo xabsi ah ku riday Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda kalluumaysiga
8/27/2020 5:11 AM EST
Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Maxkamada darajada koowaad ee gobolka Banaadir ayaa maanta toban sano oo xabsi ah iyo ganaax dhan $2,366, ku riday Agaasimihii maamulka iyo maaliyadda wasaaradda kalluumaysiga iyo kheyraadka badda ee dowladda Soomaaliya, Guuleed Maxamed Ibraahim.
Cabdiraxmaan Cabdishakuur : Ciidankii Xasan Cali Kheyre saddex sano uu dhisayay ayaa u diiday inuu Muqdisho ka duulo
8/27/2020 4:16 AM EST
Khamiis, Agoosto 27, 2020 (HOL) - Hoggaamiyaha xisbiga wadajir Cabdiraxmaan Cabdishakuur Warsame ayaa sheegay ciidankii raysal Wasaarihii hore Xasan Cali Kheyre uu dhisayay saddexdii sano ee lasoo dhaafay in ay udiideen inuu Muqdisho ka dhoofo.
Somali News
Protests in Borama after clan elder denied entry into Awdal
-
HOL
8/27/2020 7:54 PM EST
Hargeisa (HOL) - Residents in Borama, the capital and the largest city of the northwestern Awdal region of Somaliland, took to the streets in protest on Thursday after the Gadarbursi clan chief was refused entry into the city.
Madobe, Deni to meet Farmaajo in Mogadishu
-
HOL
8/27/2020 8:09 AM EST
GAROWE (HOL) - The leaders of Puntland and Jubbaland have said they will be heading to Mogadishu to meet the Federal Government leadership over the electoral deadlock after they boycotted the talks in Dhusamareb.
Three more government officials sent to jail for theft of public funds
-
HOL
8/27/2020 5:59 AM EST
MOGADISHU (HOL) - Two senior officials in the Ministry of Fisheries and Office of the Accountant General were Thursday slapped with an accumulated jail term of 19 years for embezzlement of public funds and use of public office for personal interest.
International seafarer group welcomes the release of 3 Iranian hostages
-
HOL
8/27/2020 4:00 AM EST
Mogadishu (HOL) - The International Seafarers' Welfare and Assistance Network (ISWAN) has welcomed the release of three Iranians held hostage by Somali pirates for nearly five-and-a-half years.
Asphalt-paving work begins on Mogadishu-Afgoye road
-
Gulf Times
8/27/2020 3:33 AM EST
Qatar, represented by Qatar Fund for Development (QFFD), continues to support development projects in Somalia with the start of asphalt-paving work on the Mogadishu-Afgoye road.
NUSOJ: Our demand for real media and policy reform, remains alive
-
NUSOJ
8/27/2020 2:49 AM EST
The National Union of Somali Journalists (NUSOJ) takes note of the signing into law of the Amendment of Media Law following the approval of the final amended version from the both Houses of the Federal Parliament by President Mohamed Abdullahi Farmaajo.
U.S. military denies Al-Shabaab claims of American casualties in airstrike
-
CGTN
8/27/2020 1:53 AM EST
The United States military denied claims by Somali Islamist militant group Al-Shabaab that American military personnel were injured in an airstrike on Monday.
Turkey Refuses to Back Down in Escalating Standoff with Greece
-
Vice
8/27/2020 12:35 AM EST
Tensions between the two countries have risen amid a growing dispute over energy reserves in the eastern Mediterranean.
New Zealand mosque shooter sentenced to life without parole
-
Al Jazeera
8/27/2020 12:27 AM EST
Brenton Tarrant, who killed 51 Muslims as they prayed, is first in New Zealand to be sentenced to life without parole.
U.S. says airstrike in Somalia killed six terrorists
-
CGTN
8/27/2020 12:21 AM EST
The United States says it killed six al-shabaab terrorists and wounded three others in an airstrike earlier this week in the vicinity of Dar as Salam, Somalia.
Sports come to a halt: NBA, WNBA, MLB, MLS postpone games as players protest Jacob Blake shooting
-
Washington Post
8/27/2020 12:14 AM EST
KISSIMMEE, Fla. — The NBA’s restart inside a restricted bubble at Disney World, which has proceeded smoothly for more than a month without any positive novel coronavirus tests, came to a screeching halt Wednesday when the Milwaukee Bucks refused to take the court for a playoff game against the Orlando Magic to protest the police shooting of Jacob Blake in Kenosha,
Djibouti journalist Charmarke Saïd Darar held for weeks, 2 other journalists in hiding
-
CPJ
8/27/2020 12:07 AM EST
Authorities in Djibouti should cease intimidating and arresting journalists working with the La Voix de Djibouti broadcaster, and let them report freely, the Committee to Protect Journalists said today.