4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Aug 20, 2020
Dowladda federalka, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir oo heshiis rasmi ah ka gaaray Doorashooyinka 2020/21
 

Khamiis, Agoosto 20, 2020 (HOL) - War-murtiyeed ayaa lagasoo saaray shirka Dhuusamareeb3, waxaa lagu heshiiyey in doorashadu noqoto Degaan doorasho xulis ku salaysan oo xildhihaankii ay soo dooranayaan 301 ergo ah.

Heshiiskaan waxaa ku midoobay dhinacyada shirka Dhuusomareeb3 oo kala ah, Dowladda federalka, Galmudug, Koonfur Galbeed, Hirshabeelle iyo Gobolka Banaadir, Balse ka maqan Puntland iyo Jubbaland.

Heshiiskaan ayaa kusoo beegmaya xilli beesha caalamka ay shaacisay in aanay aqoonsandooninn heshiis ay ka maqan yihiin dhinac kamid ah saamileyda.

Halkaan hoose ka aqriso warmurtiyeedka.


Abdiweli M. Sheikh, Hiiraan Online
[email protected]