4/24/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Khamiis, Mar 21, 2019
Madaxweyne Xaaf oo magacaabay 10 degmo oo ka mid noqonaya maamulka Galmudug

 

Khamiis, Maarso, 21, 2019 (HOL)- Madaxweynaha maamul gobolleedka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf ayaa wareegto uu soo saaray ku magacaabay 10 degmo oo ka mid noqonaya degmooyinka deegaannada uu ka arimiyo maamulka Galmudug.

Degmooyinka uu magaacaabay madaxweyne Xaaf ayaa ka kala tirsan gobollada Galguduud iyo Mudug oo uu maamulku ka kooban yahay.

Hoose ka Akhriso degmooyinka la magacaabay :

C/raxmaan Diini, Hiiraan Online
[email protected]