4/25/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Talaado, Nov 13, 2018
Madaxweynaha Jubbaland oo isku shaandheyn qaar kamid ah golihiisa wasiirada, wasaarad cusubna soo kordhiyay
Talaado, November, 13, 2018 (HOL) –Wareegto kasoo baxday xafiiska madaxweynaha dowlad goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland Mudane Axmed Max'ed Islaam ayaa magacaabay wasiiru dowlayaal iyo wasiir ku xigeenno, ayadoo qaar kamid ah xubnaha la magacaabay masuuliyiinta wasaaradaha loo kala badalay.

Wasaaradda shaqada iyo shaqaalaha ayuu madaxweynuhu magacaabay taasoo ay hore uga mid ahayn wasaaradaha Jubbaland.

Halkan ka aqriso wareegtada kasoo baxday xafiska madaxweynaha Jubbaland.



Xasan Nuur, Hiiraan Online
[email protected]
Kismaayo-Soomaaliya.