Jimco, Maarso, 24, 2017 (HOL) -Qarax xooga ayaa laga maqlay nawaaxiga Hoteelo ku yaalla magaaladda Muqdishu.
Goobta Qaraxa uu ka dhacay, waxaa ay u dhowdahay, Hotelada Central, Naasa Hablood iyo Maqaayada Banooda, balse lama oga bartilmaameedka Qaraxa.
Maqaayad Banooda dad badan ayaa fariista maalin kasta.
Faafaahinta warkaan waan idin soo sheegeynaa.
Mogadishu, Somalia