4/19/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Arbaco, Mar 21, 2017
Qarax xoogan oo ka dhacay magaaladda Muqdishu

 

Talaado, Maarso, 21, 2017 (HOL)--Qarax gaari loo adeegsaday ayaa ka dhacay, inta u-dhaxeysa Guriga Hooyooyinka iyo Tiyaatarka Qaranka, sida goob-joogayaal ay sheegeen.

Khasaare dhimasho iyo dhaawac ayaa jira.

Goobta qaraxa uu ka dhacay, ayaa waxaa lagu baaraa gawaarida aada wadada Madaxtooyada. 

wixii kusoo kordha halkaan kala soco.

 Hassan Istiila
[email protected]
Mogadishu, Somalia