Axad, May 26, 2013 (HOL) - Wariye Ibraahim Cumar Baafo ayaa wareysi la yeeshay Sheekh Axmed Madoobe, Madaxweynaha Jubalanda ee dhawaan lagu doortay magaalada Kismayo.