More Articles
Talaado, November 05, 2013 (HOL) — Maxkamadda sare ee dalka Britain ayaa maanta go’aan ka gaartay dacwad u dhexeysay shirkadda xawaalada ee Dahabshiil iyo Barclays Bank, taasoo ku saabsanayd xirtaanka xisaabaadyo ay shirkaddaas ku lahayd bankiga.
Warkii oo dhan
Isniin, November 04, 2013 (HOL) — Maxkamad ku taalla dalka Kenya ayaa lasoo taagay maanta oo Isniin ah afar qof oo Somali ah, kuwaasoo lagu eedeeyay inay ku lug lahaayeen weerarkii Westgate Mall, kaasoo lagu dilay 67-qof oo u badan Kenya.
Axad, November 03, 2013(HOL) :- Waxaa maanta gelinkii hore si rasmi ah uga furmay Hotel Jaziira ee magaalada Muqdisho shirkii dib u heshiisiinta arimaha Jubooyinka, kaasoo ay isugu yimaadeen ergooyin ka kala socotay beelaha dega gobolladaasi.
Labo nin oo xoolo-dhaqato ah ayaa waxaa weeraray dhurwaayo xilli ay isku dayayeen inay ka dhacsadaan xoolahooda oo markii hore ay dhurwaayadu soo weeraraan baadiyaha degmada Ijara oo ka tirsan gobolka waqooyi bari ee Soomaalida Kenya.
Jimco, November 01, 2013 (HOL) - Guddoomiyihii bangiga dhexe ee Soomaaliya marwo Yussur Abrar ayaa si lama filaan ah isaga casishay jagadaas muddo todobo usbuuc ah ka dib markii loo magacaabay sida uu soo qoray wargeyska Finacila Times oo ka soo baxa dalka Britain, ayada oo sabab uga dhigtay masuqmaasaq ka dhex jira dowladda. Arrintaan ayaa qalqal galindoona deeq bixiyaasha oo damacsanaa in dhaqaale xoogle ay galiyaan dalka Soomaaliya
Khamiis, Oktoobar 31, 2013 (HOL) — Madaxweynaha dowladda Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo caawa ku sugan magaalada Kismaayo ayaa ku sheegay hadal uu jeediyay in socdaalka uu ku tagay Kismaayo ay qayb ka yihiin nabadeynta Jubbooyinka iyo sidi loo dhameystiri lahaa heshiiskii lagu gaaray Addis Ababa.