More Articles
Talaado, Janaayo 13, 2015 (HOL) โ Maxkamada derejada koowaad ee gobolka Nugaal ayaa xukan adag ku ridey afar iyo toban qof oo lagu soo eedeeyey khiyaamo qaran iyo qaran dumis kadib markii ay ka qayb galeen shir dhowaan ka dhacay degmada Cadaado ee gobolka Galguduud.
Warkii oo dhan
Isniin, Janaayo 12, 2015 (HOL) โ Magaalada Kigali ee xarunta dalka Rwanda ayaa waxaa maanta si rasmi ah uga furmay shirweyne ay ka qayb-galayaaan illaa 100 xubnood oo ka mid ah qurba-joogta Soomaaliyeed, gaar ahaan kuwa u dhaq-dhaqaaqa danaha Soomaalida Qurbaha ku nool.
Axad, Janaayo 11, 2015 (HOL) - Raiisul Wasaaraha Soomaaliya Mudane Cumar Cabdirashiid ayaa ku dhawaaqay golehiisii wasiirada. Halkaan hoos ka aqriso magacyada:
Sabti, Janaayo 10, 2015 (HOL) โ War-murtiyeedkii kasoo baxay shirkii ay ku yeesheen Muqdisho wasiirrada arrimaha dibadda ee ururka IGAD ayaa looga dalbaday caalamka in dowladda Soomaaliya laga taageero sidii howlaha u harsan ay u dhameystiri lahayd.
Jimco, Janaayo 09, 2015 (HOL) โ Wasiirrada arrimaha dibadda waddamada IGAD ayaa intooda badan waxay gellinkii dambe ee maanta soo gaareen Muqdisho, iyadoo ammaanka garoonka iyo waddooyinka muhiimka ah ee Muqdisho si aad ah loo adkeeyay.