More Articles
Sabti, September 17, 2016 (HOL) โ Waxaa jira calaamado muujinaya in ay sii kordhayso xiisadaha u dhaxeeya Mareykanka iyo Ruushka ee arrinta Suuriya, kaddib Afar Maalmood markii ay dalkaasi ka dhaqangashay xabbad joojin dalka oo dhan ah.
Warkii oo dhan
Jimco, September 16, 2016 (HOL) โDagaalyahanno ka tirsan Al-shabaab ayaa maanta gelinkii danbe weerar qorsheeysan ku qaadaay ciidamo ka tirsan Jubaland iyo kuwa dowladda Soomaaliya oo ku sugnaa degmada Ceelwaaq, waxaana labada dhinac halkaasi ku dhexmaray dagaal xooggan.
Khamiis, Sitember 15, 2016 (HOL)-25 dayuuradood oo xamuul qaad ah siday ayaa maanta aaday Soomaaliya kadib markii shalay Arbacadii la fasaxay in diyaaradaha qaadku yimaadaan garoonka Muqdisho ee Aden Adde iyo Soomaaliya oo dhan.
Arbaco, September 14, 2016 (HOL) โ Ugaas Xasan Ugaas Khaliif Ugaas Rooble oo bishii lasoo dhaafay loo caleema-saaray Ugaaska Beesha Xawaadle, ayaa lagu daray Liiska 135-ta oday-dhaqameed, kuwaasoo soo xulaya Xildhibaannada Baarlamaanka cusub ee Somalia.
Talaado, September 13, 2016 (HOL) โ Shir-madaxeedkii IGAD ee Muqdisho lagu qabtay ayaa lasoo gaba-gabeeyay, iyadoo laga soo saaray War-murtiyeed ay ka mid ahaayeen in la ilaaliyo midnimada Soomaaliya.
Isniin, September 12, 2016 (HOL) โ Muslimiinta ku Nool Magaalada Atlanta ee Gobolka Georgia ee wadanka Mareykanka, ayaa maanta si weyn isugu soo baxay si ay Munaasabada Ciidul-Adxaa oo maanta billaabatay ugu dabaal-dagaan.
Axad, September 11, 2016 (HOL) โ Hay'adda Nabad-sugidda iyo Sirdoonka Somalia, ayaa soo saartay maanta amarro lagu xoojinayo Amaanka Magaalada Muqdisho, kuwaasoo ay ku sheegtay inaan lagu arki karin laga billaabo Maanta oo Axad ah - Askari hubeysan oo aan ka mid ahayn Laamaha ammaanka caasimadda loo xil-saaray.