More Articles
Sabti, July, 15, 2017 (HOL) - Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhambaal tacsi ah u diray Boqorka Sacuudiga, isagoo uga tacsiyadeeyay geeridii ku timid Amiir C/raxmaan Bin Cabdul Casiis oo ka tirsanaa Qoyska Boqorka.
Warkii oo dhan
Jimco, July, 14, 2017 (HOL) - Waa sheeko la Yaab leh iyo sawir qurux badan oo laga qaaday Libaax Dhedig ah oo xannaaneeya Harimacad Yar oo waliba la arkayay isaga oo jaqaya ama [Nuuga] Libaaxa Dhediga ah.
Khamiis, July, 13, 2017 (HOL) โ Wasiirka Warfaafinta ee Soomaaliya, Mudane Cabdiraxmaan Cumar Cismaan (Eng. Yarisow) ayaa beeniyey warar sheegaya in Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ay golaha wasiirada u ansixiyeen lacag dhan $40,0000
Arbaco, July, 12, 2017 (HOL) โ Wasiirka wasaaradda Boostada iyo Isgaarsiinta xukuumada Soomaaliya Cabdi Canshuur ayaa sheegay in Markabkii cilidbixinta uu yimid maalintii shalay, lana filayo in sida ugu dhaqsiyaha badan dib loogu soo celiyo adeeggii Internet-ka.
Talaado, July, 11, 2017 (HOL) - Ciidamada AMISOM ayaa bilaabay in ay ka guuraan mid ka mid ah fariisimihii ugu weynaa ee ay ku lahaayeen magaalada Muqdisho, gaar ahaan dhismaha Jaamacaddii Gaheyr ee ku taal degmada Wadajir.
Isniin, July, 10, 2017 (HOL) โ Waxaa goor dhaw oo maanta lagu soo gabagabeeyay magaalada Muqdisho shirka gollaha amniga Qaranka ee madaxda dowladda federaalka iyo maamul gobolleedka dalka.