More Articles
Talaado, Maarso 05, 2013 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga dalka Qatar ayaa khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay caawa telefishinka Al-jazeera, isagoo markii dambena suโaalo uga jawaabay dadkii dhageysanaya khudbadiisa.
Warkii oo dhan
Uhuru Kenyatta had an early edge as Kenya continued the count on Tuesday in a presidential election that brought out millions of voters despite pockets of violence that killed at least 15 people.
Full Story
Isniin, March 04, 2013 (HOL) - Uhuru Kenyatta oo hogaamiya isbahaysiga Jubilee ayaa ku horreeya codadka ilaa iyo haatan la tiriyay.
NAIROBI, Kenya (AP) โ Five years after more than 1,000 people were killed in election-related violence, Kenyans on Monday will begin casting votes in a nationwide election seen as the countryโs most important โ and complicated โ in its 50-year history.
Axad, Maarso 03, 2013 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Soomaaliya, Cabdi Faarax Shir-doon (Saacid) ayaa maanta khudbad uu kaga warbixinayay waxyaabihii u qabsoomay muddada 100-ka maalmood ah ee ay xukuumaddiisu shaqeynayso ka horjeediyay kulankii maanta ee baarlamaanka Soomaaliya.
ACEA Virtus Roma (Italy, Serie A) has added American rookie Faisal Aden (193 cm, Washington Stateโ12) to its playing staff. Aden is in his first year as a pro, and the 24-year old guard will be looking to bolster a Virtus Roma team in a good position to claim a play-off berth this season. Roma is currently 5th in the Serie A standings with a 12-6 record.
Sabti, Maarso 02, 2013 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay kal-fadhigii labaad ee baarlamaanka Somalia isagoo khudbad dhinacyo badan taabanaysay ka jeediyay munaasabad loogu talo-galay in lagu furo kalfadhigan.
Suicide bombers killed a civilian at a beach front restaurant in a popular weekend hangout in the Somali capital on Friday, officials said. The attack by two bombers underscored how fragile security remains in Mogadishu some 18 months after ....
Jimco, Maarso 01, 2013 (HOL) โ Laba qarax oo waaweyn ayaa ka dhacay maqaayad ku taal xeebta Liido oo lagu magacaabo Indian Ocean iyadoona qaraxyadaasi ay sababeen khasaarooyin isugu jira dhimasho iyo dhaawac.
Khamiis, Feberaayo 28, 2013 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta kulan xasaasi ah kula qaatay villa Somalia 60-garsorayaal oo ka kala socday maxkamadda sare, maxkamadda dhexe iyo maxkamadda gobolka Banaadir. Kulankaas oo looga hadlay sidii dib u habeyn loogu sameyn lahaa garsoorka oo qayb ka ah lixda tiir siyaasadeed ee dowladdu ay ku shaqeynayso.
The Somali Minister of Information, Posts, Telecommunication and Transport, HE Abdullahi E Hersi (Elmog) attended the Mobile World Congress summit in Barcelona on the 25 to 27th of Feb 2013. At this conference, he met many global telecom and ICT Industry leaders, including many Ministers and heads of International Organizations such as the ITU (International Telecommunication Union), ATU (African Telecommunication Union) and GSMA.
THE UN Security Council is set to ease a two decade old arms embargo against Somalia to help the new government in its battle against Islamist militants, diplomats say.