More Articles
The community leaders were trained by CARE Kenya staff in GPS data collection and are required to fill out questionnaires when visiting the water points in order to gain all the relevant information. Cameras are also used to report information to the field offices. Refugee leaders texted information to CARE
Full Story
Isniin, Maarso 24, 2014 (HOL) - Prof. Axmed I. Samatar ayaa wuxuu bishan 22keedi ka qayb-galay kulan ay soo qabanqaabiyeen jaaliyadda Somaliland ee ku nool magaalada Ottawa. Kulankaas ayuu Prof Samatar kaga hadlay qodobo ay ugu mudnaayeen wadada loo mari karo aqoonsiga Somaliland.
Warkii oo dhan
ADDIS ABABA - The United Nations warned Monday of an increased threat of attacks from Somalia's Al-Qaeda-linked Shebab as a major offensive launched against them this month gathers pace.
MOMBASA โ Two gunmen stormed a church near the Kenyan coastal city of Mombasa on Sunday and opened fire on worshippers, killing four people and wounding others, in what police called a terrorist attack.
Axad, Maarso 23, 2014 (HOL) โ Dibadbax rabshado wata iyo is-rasaaseyn u dhexeysay taageerayaasha xildhibaan Shariif Xasan Sh. Aadan iyo Madoobe Nuunoow oo dhawaan loo doortay madaxweynaha maamulka Koonfur-Galbeed ee Soomaaliya ayaa ka dhacay maanta gudaha degmada Baydhabo ee gobolka Bay.
Sabti, Maarso 22, 2014 (HOL) โ Ciidamada dowladda Soomaaliya iyo kuwa AMISOM ayaa la wareegay gacan ku haynta degmada Qoryooleey ee gobolka Shabeellada Hoose oo sannadihii ugu dambeeyay ay maamulaysay Al-shabaab.
Garissa, Kenya: Itโs 9am and Luli Bashir, 38, is on time for our early morning appointment. On casual look, there is nothing distinct about her. She could easily pass for just another Somali woman going about her business in this side of town.
Jimco, Maarso 21, 2014 (HOL) โ Waxaa maanta magaalada Muqdisho ku geeriyooday, Shariif Saalax Maxamed Cali oo ka mid ahaa qorayaashii afka Soomaaliga, kaddib xanuun uu maalmihii lasoo dhaafay ugu jiray isbitaal ku yaalla Muqdisho oo ay dowladda Turkigu gacanta ku hayso.
The president of Djibouti his excellence Ismail Omar Guelleh said that his country was committed to consolidating the war against the Al-Qaeda-linked Al Shabab militants in Somalia.
MINNETONKA, Minn -- St. David's Center will launch a new treatment program in Northeast Minneapolis that focuses on Somali families. Autism is more prevalent in Somali children compared to other ethnicities....
Khamiis, Maarso 20, 2014 (HOL) โ Ergayga Midowga Afrika ee arrimaha Soomaaliya, danjire Maxamed Saalax Anaadiif ayaa sheegay sheegay in ciidamada Jabuuti ka socda ee qaybta ka ah AMISOM ay sii wadayaan ka qayb-qaadashada sidii nabad loogu soo dabaali lahaa Soomaaliya.
Mogadishu (AFP) โ Somalia's Al-Qaeda-linked Shebab rebels on Wednesday identified a suicide car bomber who struck a town recently captured by African Union troops as a 60-year-old Somali man who held Norwegian citizenship.