More Articles
NAIROBI, Kenya (HOL) -- Somalis across the world have expressed outrage, dismay and anger at a new report that accuses African Union peacekeepers in the country of raping Somali women -- and even pre-teen girls -- and using humanitarian aid and money to buy sex on military bases.
Full Story
Talaado, September 09, 2014 (HOL) โ Kulan uu soo qaban-qaabiyay xafiiska Qaramada Midoobay ee arrimaha baniโaadamnimada oo looga hadlay xaaladaha abaareed ee ka jirta gobollada Soomaaliya qaarkood ayaa lagu magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Warkii oo dhan
Isniin, September 08, 2014 (HOL) โ Gellinkii dambe ee maanta ayaa qarax ismiidaamin ah oo lala beegsaday gaadiid ay wateen ciidanka AMISOM ayna ku dhinteen 20-qof oo shacab wuxuu ka dhacay inta u dhexeysa meel ku dhow deegaanka Xaawo Cabdi oo ku yaalla waddada isku xirta Muqdisho iyo Afgooye.
Somalia's Islamist rebel group bombed African peacekeepers and government vehicles on Monday in twin attacks that left at least 12 civilians dead, marking al Shabaab's first major attack since promising revenge for the killing of its leader last week.
Axad, September 07, 2014 (HOL) โ Ugu yaraan shan qof oo isugu jira dad waaweyn iyo carruur ayaa ku dhaawacmay madaafiic dhowr ah oo caawa ku dhacay xaafado ka tirsan degmada Xamar-jajab ee gobolka Banaadir.
Somalia has removed its top intelligence official and is on high alert following the Monday killing of al-Shabab's leader in a U.S. airstrike.
MOGADISHU, Somalia (AP) โ Somalia's Islamic extremist rebels, al-Shabab, named Abu Ubeid Ahmed Omar to be their new leader following the killing of previous leader by a U.S. airstrike, said a commander of the group.
Sabti, September 06, 2014 (HOL) โ Xarakada Al-shabaab ayaa goor dhow si rasmi ah u xaqiijisay inuu geeriyooday hoggaamiyahoodii Axmed Cabdi Godane oo ay u yiqiinneen Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu-Zubeyr, iyagoo xilkii uu ka banneeyay u magacaabay hoggaamiye cusub oo lagu magacaabo Axmed Cumar Abuu-Cubeyda.
Jimco, September 05, 2014 (HOL) โWasaaradda Gaashaan-dhigga ee dalka Maraykanka (Pentagon-ka) ayaa shaacisay in la xaqiijiyey geerida hoggaamiyihii Ururka al-Shabaab Axmed Cabdi Godane (Sheekh Mukhtaar Abu-Zubeyr), oo ku dhintay duqeyn ay Isniintii lasoo dhaafay diyaaradaha Maraykanku ka geysteen gobolka Shabeelada Hoose.
WASHINGTON (CBS) -- The Pentagon says U.S. officials have confirmed the death of the leader of the al-Shabaab terror group in a U.S. airstrike on Monday.
Buurane, Somalia - Drones, Americans, French, South Africans, Fijians, Burundians and private security contractors are all on the march deep in the sand-covered shrub lands of southern Somalia alongside the Somali national army. They are on the hunt for al-Shabab fighters. This is an offensive like no other, military officials say.
Khamiis, September 04, 2014 (HOL) โ Wafdi ballaraan oo uu hoggaaminayo ku-xigeenka raโiisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya ahna wasiirrka Diinta iyo Owqaafta, Ridwaan Xirsi Maxamed ayaa maanta gaaray degmada Buula-burte ee gobolka Hiiraan.