More Articles
Hania, Greece - When Doa al-Zamel and her fiance embarked on a voyage across the Mediterranean in an Egyptian fishing trawler, they felt their dream was coming true.
Full Story
Axad, September 21, 2014 (HOL) โ Xukuumadda Soomaaliya ayaa caawa sheegtay inay dhawaan wadahadal la furi doonto maamul-goboleedka Puntand ee Soomaaliya si xal looga gaaro khilaafkii soo dhex-galay dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo maamul-goboleedkan.
Warkii oo dhan
Islamic State in Iraq and the Levant (ISIL) has zeroed in on Minnesota, home to the largest Somali population in the country, as a target-rich recruiting ground for fighters .
There is a suburb of Nairobi, not far from town, with the quaint English name of Eastleigh. Like a lot of inner suburbs there are multistorey concrete tower blocks reminiscent of soviet Russia, tight alleyways, and open-air markets with hawkers selling everything from padlocks to fruit and vegetables.
Sabti, September 20, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta khudbad ka jeediyay furitaanka kalfadhigii shanaad ee golaha baarlamaanka Somalia, isagoo xusay inaysan jiri doonin wax muddo kororsi ah sannadka 2016-ka, ayna ka go'an tahay in dalka ay doorsho xor ah ka dhacdo.
Jimco, September 19, 2014 (HOL) โ Dalalka deeqaha bixiya ayaa taageero lacageed ugu deeqay ciidamada dowladda Somalia, si loo tayeeyo awoodda ciidamada dowladda, kaddib kulan maalin ah oo shalay ka dhacay magaalada London ee xarunta Britain.
Romans Onyango is the site engineer at one of Mogadishu's luxury apartment buildings under construction. While there are no official numbers, the Kenyan national is one of the many foreign workers attracted to the Somali capital by lucrative contracts.
Khamiis, September 18, 2014 (HOL) โ Munaasabad lagu soo bandhigayay tirokoobka aan rasmiga ahayn ee shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu qabtay madaxtooyada Somalia, waxaana goobjoog ka ahaa munaasabadda raโiisul wasaare ku-xigeenka ahna wasiirka diinta iyo awqaafta, Ridwaan Xirsi Maxamed, wasiirro, masโuuliyiin k socday hayโadda UNFPA ee Qaramada Midoobay iyo marti sharaf kale.
Kenya's Attorney-General Githu Muigai has assembled a team of international maritime lawyers to defend Kenya in a long-running border dispute with Somalia as Kenya prepares for a meeting with the UNโs top court next week.
A senior United Nations official today welcomed the opening of the Kismayo reconciliation conference in the southern Somali port town as a step towards strengthening the country and consolidating peace in the region.
Arbaco, September 17, 2014 (HOL) โ Wasiirka arrimaha gudaha Soomaaliya, Cabdullaahi Goodax Barre ayaa sheegay in wasaaraddiisu ay xafiis ka furanayso magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose.
MINNEAPOLIS (WCCO) โ Food shelves can be a life line for people dealing with poverty and hunger.But many in the Somali-American community say finding a food shelf that caters to their religious dietary restrictions is almost impossible.