More Articles
Arboco, Oktoobar 22, 2014 - Wararka naga soo gaaraya magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya ayaa sheegay in Madaxweynaha maamulka Khaatumo Mudane Cali Khaliif Galyer lagu amray in isaga baxo dalka Itoobiya.
Warkii oo dhan
DUBAI (Reuters) - Internet access in east Africa is still relatively slow and costly but a Djibouti-based technology start-up company has ambitions to help change that.
Full Story
Talaado, Oktoobar 21, 2014 (HOL) โ Wasiirka warfaafinta Soomaaliya, Mustaf Sh. Cali Dhuxuloow oo maanta ka qaybgalay shir dhexmaray ciidamada booliiska Soomaaliya, kuwa AMISOM iyo ururrada bulshada rayidka ah ayaa sheegay in haddii wada-shaqeyn dhab ah ay dhexmarto ciidamada booliiska, AMISOM iyo shacabka ay horseedi karto in nabadda iyo xasilloonida dalka dib loosoo celiyo.
Isniin, Oktoobar 20, 2014 (HOL) โ Shir looga hadlayo shidaalka iyo gaaska Somalia ayaa maanta ka furmay magaalada London ee dalka Britain, iyadoo shirkan ay ka qayb-galayaan shirkadaha shidaala baara ee caalamka, shirkado maal-gashi iyo weliba madax caalamka ka socota oo uu ka mid yahay madaxweynaha Uganda, Yoweri Musevni.
Mogadishu, Somalia - Feysal Mohamed Ahmed is a man living in fear. He is tasked with the unenviable job of collecting taxes in a city awash with small arms and where people aren't accustomed to paying government taxes
Axad, Oktoobar 19, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha maxkamadda sare ee Somalia, Avv. Caydiid C/llaahi Ilko-Xanaf iyo Xeer-ilaaliyaha guud ee Qaranka Soomaaliyeed, Dr. Axmed Cali Daahir ayaa hadallo is-eedeyn u badnaa isku mariyay warbaahinta gudaha iyo midda caalamiga ah.
Mogadishu (AMISOM) - The Special Representative of the Chairperson of the African Union Commission (SRCC) for Somalia, Ambassador Maman S. Sidikou is saddened by news coming in from the central Hiiran region that armed men and rioters blocked and attacked AMISOM peacekeepers this morning while they were on a reconciliation mission in the area.
Sabti, Oktoobar 18, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta xafiiskiisa ku qaabilay wakiilka Midowga Afrika ee arrimaha Somalia, danjire Maman danjire Maman S. Sidikou.
(Reuters) - Somalia's president said on Friday that nobody close to him had been involved in the unauthorised diversion of government weapons to Islamist militants and denied that a man U.N investigators linked to the arms trade had advised him.
Mogadishu - The Chairperson of the Commission of the African Union (AU), H.E. Dr. Nkosazana Dlamini-Zuma, has today authorized the deployment of an Investigation Team to look into allegations of Sexual Exploitation and Abuse (SEA) leveled against personnel of the AU Mission in Somalia (AMISOM)
Jimco, Oktoobar 17, 2014 (HOL) โ Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay ayaa loo gudbiyay warbixinta sanadlaha ah ee Somalia, iyadoo warbixinta lagu xusay in 80% hantida Qaranka loo isticmaalo dano gaar ahaaneed, sidoo kalena ay jiraan kooxo iyo shaqsiyaad ka macaasha musuqmaasuqa Soomaaliya ka jira, kuna takri-fala awoodda dowladda.
Khamiis, Oktoobar 16, 2014 (HOL) โ Ergayga Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay ayaa hoggaamiyeyaasha Soomaalida ku boorriyay in la dadajiyo dhismaha guddiga doorashooyinka Qaranka iyo guddiga diyaarinta xuduudaha iyo hirgelinta nidaamka federaalka.