More Articles
Talaado, December 02, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha baarlamaanka Somalia, Maxamed Sheekh Cismaan oo shir-guddoominayay shirkii baarlamaanka ee maanta ayaa sheegay in mooshinka howlihiisa aysan noo dhaafi doonin maalinta Sabtida ah ee soo socota, markaas oo la filayo in cod loo qaado, isagoo xusay inuu ra'iiisul wasaaraha ku wargeliyay inuu ka yaallo mooshin baarlamaanka Soomaaliya.
Warkii oo dhan
Ending the AIDS epidemic by 2030 requires a comprehensive approach that includes social justice, the democratization of science, gender equity, and a people-centred approach to health, said United Nations Secretary-General Ban Ki-moon on World AIDS Day
Full Story
Isniin, December 01, 2014 (HOL) โ Mudaahraad rabshado wata ayaa maanta ka dhacay magaalada Boorame ee xarunta gobolka Awdal, kaddib markii la xidhay maayarkii hore ee Boorame, C/raxmaan Shide Bille.
Axad, November 30, 2014 (HOL) โ Ururka Eastleighwood ayaa shalay ku qabtay xaafada Eastleigh "Islii" ee magaalada Nairobi, kulan wacyi-galin iyo is-dhex-gal isugu jiray oo ku saabsanaa sidii dhalinyaradda Soomaaliyeed looga wacyi galin lahaa ku lug lahaanshaha falalka xag-jirnimada iyo waliba dhibaatooyinka ay ka mid yihiin muqaadaraadka iyo waxyaabaha maanka dooriyo.
MOGADISHU (HOL) โ Negotiations are expected to resume in Turkey between the Federal Government of Somalia and the self-declared independent state of Somaliland.
Sabti, November 29, 2014 (HOL) โ Guddoomiyaha baarlamaanka Soomaaliya, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari ayaa gellinkii dambe ee maanta sheegay xilliga ay dib u billaabnayaan kulammada baarlamaanka Soomaaliya.
MOGADISHU โ Displaced citizens from two villages recently torched by al-Shabaab say they refuse to bow down to the terror group and are planning to return to their homes after they were forced to flee last week.
Jimco, November 28, 2014 (HOL) โ Wasiirka arrimaha dibadda Soomaaliya, C/raxmaan Ducaale Beyle oo booqasho ku jooga magaalada Rome ee dalka Talyaaniga ayaa xalay la kulmay wasiirka arrimaha dibadda Talyaaniga Paolo Gentiloni, kaasoo ay kaga hadleen arimo ay ka mid yihiin xoojinta iskaashiga iyo xiriirka dublamaasiyadeed ee ka dhexeeya labada dal iyo sidii loo sii laba jibaari lahaa taageerada ay Talyaanigu uu siiyo Somalia.
MOGADISHU (HOL) โ A Somali-Swedish engineer working with a Turkish company was killed on Thursday in a bomb attack in the capital Mogadishu
Khamiis, November 27, 2014 (HOL) โ Maxkamad ku taalla magaalada Bristol ee dalka UK ayaa 13 dhallinyaro Soomaaliyeed ah ku heshay dambiyo isugu jiray kufsi, adoonsi dhinaca galmada ah iyo isticmaalka Maandooriyeyaal kala duwan.
Fourteen Somali men have been convicted of running an inner city sex ring that involved the abuse, rape and prostitution of teenage British girls, it can be reported for the first time
Arbaco, November 26, 2014 (HOL) โ Madaxweynaha dalka Kenya, Uhuru Kenyatta oo markii ugu horreysay ka hadlay 28-kii qof ee Kenyanka ahaa ee Sabtidii lagu dilay duleedka magaalada Mandheera ee gobolka Waqooyi-bari ayaa sheegay inaan qof walba oo Kenyan ah ammaanigiisa la ilaalin karin.