More Articles
UNITED NATIONS (Reuters) - The United Nations special envoy to Somalia is optimistic that the country's parliament will approve the prime minister's new cabinet next week, allowing preparations to begin for a new constitution and presidential elections in 2016.
Full Story
MOGADISHU (HOL) ---Somalia's prime minister has for the third time appointed his new cabinet, mostly political novices following weeks of delays due to a pressure from legislators who warned him of reinstating certain ministers from his predecessor's cabinet.
Khamiis, Feberaayo 05, 2015 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharmaโarke goor-dhow magacaabay golihiisa wasiirrada oo isugu jira, wasiirrada, wasiirro ku xigeennada iyo wasiir u dowlayaasha.
Warkii oo dhan
Arbaco, Feberaayo 04, 2015 (HOL) โ Wakiilka Qaramada Midoobay ee Somalia, danjire Nicholas Kay iyo danjiraha Midowga Afrika iyo AMISOM ee Somalia, Maman S. Sidikou oo uga qaybgalay khadka taleefoonnada la iska arko kulan ay xubnaha golaha ammaanka ee Qaramada Midoobay uga hadlayaan xaaladda ka taagan Somalia ayaa walaac xooggan ka muujiyay xaaladda Soomaaliya.
MOGADISHU (HOL) ---With calls to improve the strained relations between Somalia's central government and regional administrations grow, two regional leaders arrived in the Somali capital Wednesday to hold talk talks with the president.
WASHINGTON โ A U.S. drone strike has killed a senior Shabab leader near Mogadishu, the Somalia capital, according to Pentagon officials, the third U.S. attack against the Al Qaeda-linked militia since last fall.
Talaado, Feberaayo 03, 2015 (HOL) โ Kooxo ka tirsan Al-shabaab ayaa caawa soo weeraray mid kamid ah saldhigyada booliska ee magaalada Boosaaso.
Isniin, Feberaayo 02, 2015 (HOL) โ Somaliland oo markii horreysay ka hadashay qodob-badii ay ku heshiiyeen dowladda federaalka Somalia iyo Somaliland ee ka koobnaa lixda qodob, kaddib wadahadallo Jabuuti ku dhexmaray madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh iyo madaxweynaha Somaliland, Axmed Siilaanyo.
HARGEISA (HOL) - Despite concerns of Somalia's decades-old arms embargo violations, Somaliland forces have unloaded a ship laden with illegal arms it seized last week, sources told HOL on Monday.
Axad, Feberaayo 01, 2015 (HOL) โ Marxuum Dr. Xuseen Sh. Axmed Kadare oo maanta ku geeriyooday isbitaal ku yaalla Muqdisho ayaa gellinkii dambe ee isla maanta lagu aasay Muqdisho, iyadoo aaskiisa ay ka qayb-galeen masโuuliyiin horay xilal kala duwan uga soo qabtay Soomaaliya iyo kuwo hadda xilal ka haya dowladda Soomaaliya.
MOGADISHU (HOL) --- One of Somalia's most reputed educators who advocated for empowering the Somali language has died in the Somali capital Sunday, aged 81, family said.
MOGADISHU (HOL) --- Few hours after the Somali prime minister has asked the parliament to give him ten more days to 'consummate his cabinet ahead of cabinet confidence vote by the parliament.