More Articles
Axad, Maarso 08, 2015 (HOL) โ Dowladda Somalia ayaa si diirran u soo dhaweyneysa goโaanka dowladda Mareykanka ay uga saartay liiska dadka madaxooda lacagaha la dul-dhigay Zakariya Ismaaciil Xirsi oo dhawaan ka soo goostay Al Shabaab, isagoo sheegay inuu la shaqeyn doono dowladda Soomaaliya.
Warkii oo dhan
A senior leader of Al-Shabaab militant group described as an Al-Qaeda-trained bomb expert has surrendered to authorities in Galgaluud region in central Somalia.
Full Story
Sabti, Maarso 07, 2015 (HOL) โ Raโiisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmaarke iyo wafdi uu hoggaaminayo wafdi wasiirro ah oo maanta gaaray magaalada Dhuusa-mareeb kulammo la qaatay ergadii ka qayb-galaya shirka gobollada dhexe ee ka socda magaaladaas.
Jimco, Maarso 06, 2015 (HOL) โ Maxkamadeyn maalmihii lasoo dhaafay ka soconaysay duleedka magaalada Taleex ee gobolka Sool ayaa xukun ku ridday Jan. C/samad Cali Shire madaxweyne ku xigeenkii hore ee Puntland iyo ciidamadiisii.
MOGADISHU -- The thought and convenience of shopping at 10:00 p.m. in Somalia was until recently a distant dream to many shoppers in Mogadishu, but the emergence of the first of a kind supermarket is turning this dream into a reality.
Last monthโs appointment of the first Somali-American, Ibrahim Mohamed, to the Metropolitan Airports Commission has attracted volumes of plaudits and media attention across Minnesota โ and other parts of the world.
Khamiis, Maarso 05, 2015 (HOL) โ Dowladda Soomaaliya ayaa maanta soo saartay amar lagu xirayo 12-sarkaal oo ka tirsan ciidamada dowladda Soomaaliya, iyadoo hadda la xiray sagaal ka mid ah saraakiisha amarka lagu bixiyay in la xiro.
Mandera county has recorded its first A in the 2014 KCSE exams.Ibrahim Abdi Ali ,18, who attained 81 points, was the best performing student in the North Eastern region.
Arbaco, Maarso 04, 2015 (HOL) โ Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland - WADDANI iyo UCID iyo Madasha wadatashiga ayaa maanta shir ay ku yeesheen magaalada Hargeysa kaga hadlay mawqifkooda ku aaddan doorashada iyo arrimaha siyaasadeed Somaliland.
Talaado, Maarso 03, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Khaatumo, Cali Khaliif Galeyr ayaa ka hadlay wadahadaladii burburay ee dalka Turkiga ku dhex-mari lahaa dowladda Somalia iyo Somaliland, isagoo sheegay in burburka wadahadaladan ku yimaaday aanu aheyn mid sii jiri doona.
MOGADISHU (HOL)--The Turkish-sponsored talks between Somalia's central government and the breakaway Somaliland have collapsed with no tangible progress reached.
Isniin, Maarso 02, 2015 (HOL) โ Dowlada federaalka Somalia ayaa ku eedeysay wafdiga ku meletaya maamulka Somaliland Wadahadallada Turkiga ee Somalia iyo Somaliland u dhexeeya ay ku guul-darreysteen inay soo fariisto miiska wadahadalka, iyagoo lasoo baxay shuruurdo la xiriira dadka dhinaca Soomaaliya ku matalaya shirka.