More Articles
Arbaco, May 13, 2015 (HOL) โ Dekadda Magaalada Boosaaso ayaa Waxaa maanta soo gaaray dooni sidday Qoxooti Soomaaliyeed oo Yemen ka soo cararay, iyadoo qaarkood oo xanuunno kala duwan qabay isbitaallada loo qaaday si loo daweeyo.
Warkii oo dhan
Talaado, May 12, 2015 (HOL) โ Xisbiga Mucaaradka ah ee WADDANI ayaa mar kale wasaarada Arrimaha Gudaha Somaliland ka dalbaday in loo fasaxo mudaharaad nabadeed inay qabtaan si ay u muujiyaan dareenkooda ka dhanka ah muddo kordhinta Xukuumadda iyo Golaha Wakiillada.
WASHINGTON (AP) โ President Barack Obama's pick to be the first American ambassador to Somalia in nearly 25 years has withdrawn her nomination, the White House told lawmakers on Monday, an unexpected suspension in U.S. plans to deepen ties with the African nation plagued by violence and instability.
Full Story
Isniin, May 11, 2015 (HOL) โ Labada Xisbi Mucaarad ee Somaliland ayaa Qaadacay goโaankii golaha Guurtiddu u kordhiyeen xukuumadda iyo golaha Wakiiladda, kuwaas oo ku tilmaamay sharci daro, isla markaana sheegay in aanay aqbali doonin sannadka iyo 10-ka bilood ee loo kordhiyay.
MOGADISHU (AMISOM ) โ The European Union (EU) has announced the opening of an EU Delegation office to Somalia.
MOGADISHU (HOL) ----Facing domestic opposition and international pressure, Somalia's president guaranteed he would not seek a term extension, assuring a timely election in the country after his term expires in August next year.
Axad, May 10, 2015 (HOL) โ Xisbiga Mucaaradka ah ee Xisbiga WADANI ayaa maanta ku baaqay inay taageerayaashiisu iskugu soo baxaan maalinta Bari ee Isniinta ah in aanay ogolaan muddo kordhin ka badan hal sanno.
An aid group is unhappy that Secretary of State John Kerry did not discuss Somalia's remittance crisis when he made a brief, unannounced visit to Mogadishu this week.
Sabti, May 09, 2015 (HOL) โ Ra'iisul Wasaaraha Somalia, Cumar Cabdirashiid Cali oo ay wehliyaan ra'iisul wasaare ku-xigeenkisa iyo xubno ka tirsan golaha wasiirrada ayaa maanta Hor-tagay Golaha Baarlamaanka si uu uga Hor-jeediyo Barnaamijka Xukuumadda, isagoo faahfaahin ka bixiyay Qorshayaasha horyaala Xukuumaddiisa.
Jimco, May 08, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa sheegay maanta in wixii Soomaaliya ka hallaabay iyo wixii u qabsoomay ay yihiin kuwo ay Soomaalidu masโuul ka yihiin, loona baahan yahay maanta in wax la qabsado, maadaama marxalado badan uu dalku soo maray.
NAIROBI (Reuters) - A military offensive has driven Somalia's al Shabaab Islamist group out of major strongholds and deprived it of revenue sources, but its retreat to a southern valley and northern hills still poses a threat, the U.N. envoy to Somalia said.
Khamiis, May 07, 2015 (HOL) โ Golaha Wasiirrada Soomaaliya ayaa maanta Anisixiyay guddiyada madaxa-bannaan ee Doorashooyinka, Golaha Adeegga Garsoorka iyo Guddiga Xuduudaha, kaddib kulan ay Muqdihso ku yeesheen.