More Articles
Talaado, May 26, 2015 (HOL) โ Munaasabad lagu soo bandhigay Tira-koobka Shacabka Soomaaliyeed ayaa maanta lagu Qabtay Magaalada Muqdisho, iyadoo Xafladdaan ay soo qaban-qaabisay Wasaarada qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah ee Soomaaliya, iyadoo natiijadan lagu sheegay sahanka Qiyaas ah oo lagu saleeyay 18-ka gobol ee Soomaaliya ay ka koobnayd ka hor sannadkii 1991-kii.
Warkii oo dhan
MOGADISHU -- Islamist militants Al-Shabaab seized the control of a strategic town in the southern Somali region of lower Shabelle on Sunday night after government forces vacated the town, witnesses and residents said on Monday.
Full Story
Isniin, May 25, 2015 (HOL) โ Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Somalia ayaa waxaa maanta lagu qabtay munaasabad lagu xusay maalinta ururka Midowga Afrika oo ay kasoo wareegtay 52-sannadood, taasoo ay ka qayb-galay xubno uu ka mid yahay madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo ergayga Midowga Afrika ee Arrimaha Somalia.
MOGADISHU (HOL)----Somalia's security agencies have completed their murder investigations into the killing of a Somali MP in a drive-by shooting in Mogadishu on Saturday, officials told HOL Sunday.
Axad, May 24, 2015 (HOL) โ Wasiirka Arrimaha Gudaha Somaliland ayaa si rasmi ah u shaaciyay maanta inay joojiyeen Qaabilaadda Qoxootiga Soomaaliyeed ee kasoo Cararaya dalka Yemen, kuwaasoo bilihii u dambeeyay ka dagayay Dekedda magaalada Berbera.
MOGADISHU - Fighting in south Somalia between al Shabaab militants and government forces killed at least 24 people, while a rebel attack in the capital killed three Transport Ministry workers and a lawmaker, officials and the group said on Saturday.
Sabti, May 23, 2015 (HOL) โ Xildhibaan Yuusuf Dirir ayaa u Geeriyooday Dhaawac ka soo gaaray weerar ay maanta kooxo hubeysan oo Al-shabaab ka tirsan ku qaadeen gaari ay la socdeen isaga iyo Mudane kale oo marayay Jidka muhiimka ah ee Maka Al-Mukarama, iyadoo sidoo kalena uu geeriyooday darawalkoodii oo uu dhaawac soo gaaray.
Jimco, May 22, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud oo ay wehlinayeen Raโiisul Wasaare, Cumar C/rashiid Cali Sharmaโarke iyo Wasiirka Arrimaha Dibadda, Cabdisalaan Cumar Hadliye ayaa maanta ku Qaabilay Madaxtooyada Wasiirka Arrimaha Dibadda dalka Qatar, Khalid bin Mohammed Al Attiyah oo booqasho ku yimid Muqdisho .
MOGADISHU -- Locally-owned Premier Bank launched banking services on Thursday in Somali capital Mogadishu, becoming the second operating commercial bank in the war-torn Horn of African country.
Khamiis, May 21, 2015 (HOL) โ Kulan ay golaha wasiirada Somalia maanta ku yeesheen Muqdisho ayaa looga Dal-baday Shirkadaha Dhex-daggan Garoonka Diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho inay iska bixiyaan canshuuraha lagu leeyahay, taasoo kasoo billaaban doonta markii ay degeen goobaha ay hadda deggen yihiin.
When she graduates from the Kennedy School, Fadumo Dayib plans to run for president of Somalia
We need your help. Thatโs the message from Somaliaโs former prime minister as he tours the U.S. to meet with Somali diaspora communities.