More Articles
Isniin, Juun 01, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud iyo dhiggiisa dalka Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa kulan muddo kooban socday xalay ku qaatay garoonka diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi.
Warkii oo dhan
Mogadishu (AFP) - At least 35 people, most of them civilians, have been killed in a week of clashes in villages near Somalia's border with Ethiopia, officials and traditional elders said Sunday.
Full Story
Axad, May 31, 2015 (HOL) โ Korneel Cismaan Maxamed Jeelle ayaa qaybta labaad ee Wareysiga uu siiyay HOL uga Warramay Taariikhdiisii Nololeed, midisii Waxbarasho iyo middiisii shaqo ee uu kasoo qabtay ciidankii xoogga dalka Somalia iyo weliba dowladihii dalka soo maray.
MOGADISHU (HOL) ---- Somalia's new population estimate data has reignited a controversy about whether its official statistics can be trusted, with experts argue the likelihood of making such estimation at present time.
Sabti, May 30, 2015 (HOL) โ Col. Cismaan Maxamed Jeelle oo ka tirsanaa Golihii sare ee Kacaanka iyo Ciidamadii Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa wareysi dheer oo dhinacya badan taabanaya siiyay Warbaahinta HOL, isagoo ka warramay halka ay marayso xaaladda dalka
Jimco, May 29, 2015 (HOL) โ Xiriirka Kubadda Cagta Adduunka ee FIFA ayaa maanta markii 5-aad u doortay Hoggaamiyaha FIFA, Joseph Sepp Blatter, iyadoo dib u doorashada Blatter ay kusoo aadayso xilli xiriirka ay lasoo gudboonaadeen fadeexad dhanka musuq-maasuqa ah oo loo xirixray Saraakiil ka tirsan xiriirka FIFA.
NAIROBI (Bloomberg) -- Soma Oil & Gas Holdings Ltd., chaired by former U.K. Conservative Party leader Michael Howard, has proposed a deal with the Somali government that may grant it as much as 90% of the countryโs prospective oil revenue.
Khamiis, May 28, 2015 (HOL) โ Guddoomiyaha Golaha Guurtida Somaliland, Saleebaan Maxamuud Aadan, ayaa ka hor yimid heshiishkii xisbiyadda ka gaadheen khilaafkii golaha Guurtidda ee ay doorashadda usoo rareen inay dhacdo December,15,2016.
ABIDJAN (Reuters) - Somaliland expects to choose a partner to develop and manage its Berbera port by the end of the year, with construction expected to start early next year, the breakaway territory's foreign minister said on Wednesday.
Arbaco, May 27, 2015 (HOL) โ Hoteelka SYL ee magaalada Muqdisho ayaa lagu Qabtay maanta Munaasabad lagu soo Dhaweynayay Danjire, Axmed Cabdisalaan Xaaji Aadan oo dhawaan Shaaciyay inuu yahay Murashax u Tartamaya Hoggaanka Maamulka Gobollada Mudug iyo Galgaduud.
MOGADISHU -- A joint security operation conducted by Africa Union troops and Somali military killed at least 11 Al-Shabaab fighters, and recovered explosive devices in Bulobarde town of the Hiran Region, central Somalia.
MOGADISHU (HOL)----After decades of war in the horn of Africa nation, Somaliaโs government has unveiled a new Population Estimation Survey data, paving the way for an official 2016 census in a country where militants still control large swathes in Somalia.