More Articles
Jimco, Juun 12, 2015 (HOL) โ Booliiska Magaalada Ottawa ee Dalka Canada ayaa Xiray Khamiistii shalay ahayd Ruux Soomaali ah oo lagu eedeeyay inuu ku lug lahaa Afduubkii Sannadkii 2008 Muqdisho loogu geystay laba wariye oo ay ku jirtay Suxufiyad u dhalatay dalka Canada.
Warkii oo dhan
WASHINGTON (HOL) ----The US congressman Keith Ellison known for his advocacy for Somaliaโs troubled remittances service vowed he would continue his efforts to help the horn of Africa nation to take up its vital lifeline service after US banks discontinued handling money for Somali Hawala companies
Full Story
Khamiis, Juun 11, 2015 (HOL) โ Madaxweynihii hore ee Somaliland, Daahir Rayaale Kaahin ayaa markii ugu horreysay ka hadlay muddo kordhintii dhawaan Xukuumadda Siilaanyo loo sameeyay iyo tii muddadii uu xilka hayay loo sameeyay waxay ku kala duwan yihiin.
WASHINGTON โ Deputy Defense Secretary Bob Work yesterday hosted the Somali prime minister and defense minister in their first meeting at the Pentagon. In a statement summarizing the meeting, Defense Department officials said Prime Minister Omar Ali Sharmarke ...
Arbaco, Juun 10, 2015 (HOL) โ Ahlusunna Waljamaaca oo Axaddii aynu soo dhaafnay Dowladda Soomaaliya kala Wareegay Gacanta ku Haynta Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa kasoo horjeesatay baaqii Ergayga Qaramada Midoobay ee ahaa inay ka baxaan Degmadaas.
Talaado, Juun 09, 2015 (HOL) โ Wafdi ballaaran oo uu Hoggaaminayo wasiirka Amniga Xukuumadda Soomaaliya C/risaaq Cumar Max'ed oo ay qeyb ka ahaayeen guddoomiyaha maamulka Gobolka Hiiraan C/fitaax Xasan Afrax iyo mas'uuliyiin ka tirsan labada Gole ee Dowladda ayaa maanta soo gaaray Magaalada Beledweyne.
HARGEISA, Somaliland - Dubai-based flydubaiโs inaugural flight to Hargeisa landed today at Hargeisa Egal International Airport marking the launch of a direct four times weekly service to Hargeisa.
Isniin, Juun 08, 2015 (HOL) โ Waxaa habeennimadii Axada ee xalay xilliga Mareykanka abaare 11:00 fiidnimo lagu dilay Magaalada Minneapolis Xaafadda ay Soomaalida aadka u deggen tahay ee Riverside wiil Soomaaliyeed oo lagu Magacaabi jiray Allaha u Raxmadee, AllaMagan M. Abdullahi Sangub oo uu dhalay Abwaan Maxamuud C/llaahi Ciise Sangub.
MOGADISHU (HOL) โ Somaliaโs government and the United Arab Emirates signed a preliminary aviation agreement on Sunday, a move that many expect would ease restrictions on air travels between the two countries.
Axad, Juun 07, 2015 (HOL) โ Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka Xukuumadda Somalia, C/raxmaan Maxamed Xuseen (Odowaa) oo ka hadlay Qabsashadii Ahlusunna ay Maanta Qabsatay Magaalada Dhuuso-mareeb ee Gobolka Galguduud ayaa ku Tilmaamay mid lagu Hagar-daameynayo Dhismaha Maamulka Gobollada Dhexe ee Somalia.
MOGADISHU (HOL) ----Fighters from the Moderate Sufi militia drove Somaliaโs government troops from a key town in central Somalia on Tuesday after hours of battle that saw troops being expelled under the hell of fire, forcing them to withdraw back to a nearby town, official said.
Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta Cod Aq-labiyad ah ku Ansixiyay Mooshinii laga keenay Baarlamaanka Jubbaland, kaas oo dhawaan laga keenay mooshin, waxaana ogolaaday mooshinka 132โxildhibaan oo ka mid ah 142 xildhibaan oo codkooda dhiibtay.