More Articles
Isniin, Luuliyo 06, 2015 (HOL) โ Kulanka Baarlamaanka Somalia uu maanta ku yeeshay Muqdisho ayay xildhibaannadu ku ansixiyeen Guddiga Madaxa-banaan ee doorashooyinka Qaranka, iyadoo codeyntu ay ahayd mid qarsoodi ah, iyadoo ay ku sugnaayeen kulanka 187 xildhibaan.
Warkii oo dhan
The president of the UKโs largest Muslim student group passed away on Saturday as a result of a drowning incident in Switzerland.
Full Story
Axad, Luuliyo 05, 2015 (HOL) โ Wasiirka Arrimaha Gudaha iyo Federaalka DF Somalia, C/raxmaan Maxamed Xuseen Odowaa oo maanta Saxaafadda kula hadlay Garoonka Aadan Cadde ee Muqdisho, kaddib markii uu kasoo laabtay degmada Cadaado ayaa mar kale baaq u diray maamulka Ahlusunna Waljameeca ee Gobollada Dhexe.
Two university students, one of them the son of a senior government official, are believed to have abandoned their studies and joined the Al-Shabaab terror group in Somalia.
Sabti, Luuliyo 04, 2015 (HOL) โ Xoogagga Al-shabaab ayaa lasoo Sheegay inay Caawa Weerar culus ku qaadeen Degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellada Hoose, Iyagoo ay wararku sheegayaan inay gudaha u galeen Degmadaas ayna Ciidamadii Dowladda Somalia ee ku sugnaa kula dagaalamayan saldhigga degmada iyo goobo kale oo muhiim ah.
ADAADO (HOL) ----Somaliaโs former interior minister has been elected as the president of the new Galmudug administration after three rounds of vote that saw two rival candidates losing the contest.
Jimco, Luuliyo 03, 2015 (HOL) โ Warbixin lagu Daabacay Wargeyska Foreign Policy oo Xaruntiisu tahay Maraykanka ayaa looga hadlay saldhigyo dhowr ah oo Maraykanku uu ku leeyahay gudaha Somalia; kuwaasoo loo adeegsado howlgallo gaar ah oo lagu beegsanayo Hogaamiyeyaasha Al-shabaab iyo Al-Qaacida ee la Aaminsan yahay inay joogaan Geeska Afrika.
MOGADISHU (HOL) - Almost everyday the parts of the road system in Mogadishu are closed to the public for hours and sometimes the entire day. The roads are closed by the Police, Army and the National Intelligence and Security Services (NISA), Somaliaโs counterterrorism agency.
Khamiis, Luuliyo 02, 2015 (HOL) โ Maanta ayaa waxaa magaalada Cadaado lagu Qabtay kulan ay khudbadahooda ugu jeedinayaan Xildhibaannada Baarlamaanka maamulka Gal-mudug Murashaxiinta u tartamaya Madaxweynenimada Galmudug.
MOGADISHU (HOL) - The Finance Minister of the Government of Somalia Mr. Mohamed Adan Ibarhim (Farkeeti) stated before parliament last week that all public servants have been without salary for 4 months. This extraordinary confession was public knowledge for months....
Wiilal Soomaaliyeed oo lagu dilay magaalada Toronto ee dalka Canada
MOGADISHU (HOL) ----Two days after Kenyaโs foreign minister said that Somalia had agreed to pursue arbitration outside the United Nationโs highest court to end the long-running border dispute linked to lucrative oil and gas reserves in the Indian Ocean, Somalia insists on legal case to resolve the matter.