More Articles
Axad, Oktoobar 04, 2015 (HOL) โ Wasiirka warfaafinta dowladda xukuumadda Somalia, Maxamed Cabdi Xayir Maareeye oo maanta dib ugu soo laabtay Muqdisho ayaa ka hadlay xariga wariyeyaasha telefishinka Universal oo habeen ka hor lagu xiray Muqdisho, isagoo ballanqaaday inay heli doonaan xorriyadooda dastuuriga ah.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) ---Somaliaโs security forces have arrested a journalist and the director of a privately owned Somali television after hosting a debate which discussed about a meddling by neighbouring countries in Somaliaโs internal affairs.
Full Story
Sabti, Oktoobar 03, 2015 (HOL) โ Ra'iisul Wasaaraha Somalia Cumar C/rashiid Cali ayaa sheegay in Dowladda Somalia aysan u baahnayn Gar-gaar, laakiin ay u baahan yihiin maal-gelin toos ah, isagoo xusay inay Xilligan dalka ka jiraan Horumarro kala duwan; ayna kasii baxayaan Deggenaasho laโaantii jirtay Sannadaha badan, sida Colaadihii Sokeeye, Burcad-badeedda iyo Argagaxisada.
Jimco, Oktoobar 02, 2015 (HOL) โ Taliyaha Ciidamada Lugta ee Uganda, Jen. Katumba Wamala ayaa u Magacaabay, Col. Omolo Peter Gatilano Taliyaha Ciidamada Uganda ee AMSIOM ee ka howlgala Gobolka Shabeellada Hoose.
On the menu, it is called the Federation Combo: to one side, basmati rice in sunrise shades of orange and gold, with dark tears of stewed raisins on top; to the other, linguine as creamy as Alfredo.
Khamiis, Oktoobar 01, 2015 (HOL) โ Xukuumadda Mareykanka ayaa Lix Jeneraal oo ka tirsan ciidanka Millateriga Uganda Guddoonsiisay Billado, Sarkaalkiishan ayaa la sheegay inay kaalin weyn ka Qaateen Dagaalka ka dhanka ah Al-shabaab iyo Nabadeynta Somalia.
Yahya Samatar, the Somali man who swam across the Red River from North Dakota to Manitoba, is allowed to stay in Canada as a "protected person" and cannot be deported, ruledย an adjudicator today.
An inspiring community volunteer who mentors and supports women with the Somali Bravanese Welfare Association and led community action to raise ยฃ1.1 million to rebuild the Associationโs hall, after it burnt down in a suspected racist arson attack, has been named a Point of Light by Prime Minister David Cameron.
Arbaco, September 30, 2015 (HOL) โ Al-shabaab ayaa la Sheegay inuu soo Saaray Amar Mamnuucaya jeedinta Khudbado ama hadallo Ururka dhexdiisa ka abuuraya iska horimaad ku saabsan ku biiritaanka ururka Daacish ama ISIS.
NEW YORK (HOL) ---Hundreds of Somali Bantu community rallied in the downtown New York on Monday, protesting against disproportion of power sharing arrangement in the Somali politics and leadership.
Talaado, September 29, 2015 (HOL) โ Kaddib Booqasho Shalay uu ku Tagay Magaalada Beledweyne Taliyaha Ciidamada Midowga Yurub, Jen. Patrick De Rousiers ayuu amaan u soo jeediyay doorka Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM ee Gobolka Hiaraan.
MOGADISHU (HOL) ---Somaliaโs prime minister has appealed an immediate a ceasefire in a tribal fighting in two regions in central and northern Somalia that killed dozens of people since last week.