More Articles
An elephant marched hundreds of kilometres and briefly crossed into Somalia this month marking the first time the animal has been seen in the country in 20 years, conservationists said Wednesday.
Full Story
Arbaco, Maarso 09, 2016 (HOL) โ Guddiga Doorashooyinka Somaliland, ayaa amarro ku soo rogay labada xisbi ee KULMIYE iyo WADANI oo lagu eedeeyey inay ololayaal hoose ka wadaan gobollada ay diiwaan-gelintu ka socoto, waxaana la sheegay inay ka sameeyaan ololahan hoose goobaha ay booqdaan.
Warkii oo dhan
Al Shabaab confirmed on Tuesday that the United States had bombed an area it controlled but said the US figure of more than 150 casualties was an exaggeration.
Talaado, Maarso 08, 2016 (HOL) โ Wasiirka Arrimaha Dibadda Somaliland, Sacad Cali Shire oo maanta warbixin ka hor-jeediyay guddiga joogtada ee golaha guurtida Somaliland, ayaa Sheegay in ay sii Wadi doonaan Wada-hadalladii kala Dhexeeyay Dowladda Somalia, Isagoo sidoo kale sheegay in Ictiraaf-raadinta Somaliland ay ka bilaabayaan dalalka Afrika.
BELEDWEYNE (HOL) - Elders in the central Somali region of Hiiraan have boycotted another round of inter-regional state formation conference with the neighbouring Middle Shabelle region, in latest standoff related to the initiative being pushed by the Somali president.
Isniin, Maarso 07, 2016 (HOL) โ Garoonka Diyaaradaha Muqdisho ayaa Maanta laga soo dajiyay Diyaarad sidda, Cabdi Nuure Siyaad oo loo yaqaanno Cabdi Waal, iyadoo Wararku ay sheegayaan in laga soo qabtay gudaha waddanka Kenya oo xilliyadii ugu dambeeyay uu ku sugnaa.
MOGADISHU (HOL) โ Fighting back allegations that Somali government mishandled money meant for Somali army by donors, Somaliaโs president assured that his army does receive their basic salaries, but he acknowledged challenges facing his government in paying its soldiers in a good time.
Axad, Maarso 06, 2016 (HOL) โ Wufuud ka kala Socday Midowga Yurub iyo Dowladda Somalia ayaa maanta gaaray Kismaayo, iyadoo ujeeddada Socdaalka Wafuudaan ay ahayd in Mas'uuliyiinta Jubbaland ay kala Hadlaan Mashruuc lagu Horumarinayo Waxbarashada Somalia oo ay iska-kaashanayaan Dowladda Soomaaliya iyo Midowga Yurub kaasoo lagu baahinayo inta badan Gobollada Dalka.
MOGADISHU (HOL) โ Qatar has granted a political asylum to a former rebel commander with the Al-Qaeda linked Al Shabab group who defected from the insurgent group in 2014 following months of secret talks with the government, sources said on Saturday.
Sabti, Maarso 05, 2016 (HOL) โ Xoghayihii Warfaafinta Xisbiga Mucaaradka WADANI, Boobe Yuusuf Ducaale ayaa Maanta Xilkii iyo Xubinimadii xisbiga ka hayey iska-casiley, isagoo sheegay in is-beddelkii uu ka rabay Xisbiga WADANI aanu ku Arag, isla markaana usoo jeediyey dhaliilo uu arko in wax laga qabto.
MOGADISHU (HOL) โ Security forces in the breakaway northern Somalia republic of Somaliland arrested eight people in connection with the murder of a senior army commander who was killed in a remote village in the region last week, official said Friday.
Jimco, Maarso 04, 2016 (HOL) โ Inta la og-yahay 11-qof oo rayid ah ayay dhaawacyo ka soo gaareen Hoobiyeyaal Xalay lagu duqeeyay Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo aan la sheegin cid ku geeriyootay duqeyntan.