More Articles
Days after a marathon endorsing convention ended in a deadlock, state Rep. Phyllis Kahn and her two challengers are preparing for a three-way primary that is expected to be one of the most expensive and bruising DFL elections of the year.
Full Story
Arbaco, Abriil 13, 2016 (HOL) — Shir jaraa'id oo maanta ay ku qabteen odayaasha-dhaqanka ee gobolka Hiiraan madasha uu ka socdo shirweynaha dib-u-hishiisiinta magaalada Beledweyne waxaa ay ku eedeeyeen dowladda federaalka Soomaaliya in ay waqtigan ka shaaqeyneyso sidda ay hadalka u dhigeen colaad lagu dhax abuurayo bulshada ku dhaqan gobollada Hiiraan & Sh/dhexe.
Warkii oo dhan
Talaado, Abriil 11, 2016 (HOL) — Wasiirka Amniga Puntland, Cabdi Xirsi Qar-jab oo maanta shir jaraa'id ku qabtay magaalada Garoowe, ayaa sheegay in dadka jooga Puntland gabigood loo samayn doono sharci ay Puntland ku joogaan, ugana ganacsadaan.
DUBAI (HOL) – Amid security challenges, Somalia’s which is recovering from decades of war is now showing signs of recovery, looking forward to overcome decades of conflict which entirely shattered the country’s economic infrastructures to offer wide range of investment opportunities.
Isniin, Abriil 11, 2016 (HOL) — Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Shiikh Maxamuud oo maanta furay Kal-fadhigii 8-aad ee Baarlamaanka federaalka Soomaaliya ayaa ka dalbaday xildhibaannada inay la yimaadaan dadaal dheeri ah inta uu socdo kal-fadhigan Siddeedaad.
MOGADISHU (HOL) - A car bomb blast outside a restaurant in the Somali capital killed at least four people Monday, police said.
Axad, Abriil 10, 2016 (HOL) — Qaar ka mid ah saraakiisha ciidamada Midowga Afrika ee Somalia [AMISOM], ayaa Muqdisho lagu siiyay Tababbar ku Saabsan sidii ay ula shaqeyn lahaayeen hay’adaha Samafalka ah ee Somalia ka hawl-gala si gargaarada bani’aadamnimo loo gaarsiiyo shacabka u baahan.
Five years after a U.N.-backed force began to push al-Qaeda-linked militants out of their strongholds, Somalia boasts clear signs of progress. Large swaths of the country have been reclaimed. Streets, beaches and markets have come back to life in once forsaken cities. The United States has promised to rebuild its long-shuttered embassy.
Sabti, Abriil 09, 2016 (HOL) — Koox cusub oo lagu magacaabo Jabha East Afrika ayaa ku dhawaaqay in daacad ay u yihiin Hoggaamiyaha kooxda ISIS, Sh. Abu-bakar Al-Baqdaadi, iyagoo war-saxaafadeed ay soo saareen ku xusay inay hogaamiyaha ISIS u aqoonsan yihiin hoggaamiyaha muslimiinta caalamka.
A car bomb outside a restaurant in the Somali capital killed three people and wounded five on Saturday, an official said.
Jimco, Abriil 08, 2016 (HOL) — Madaxweynihii hore ee Maamulka Puntland, C/raxmaan Sheekh Maxamed Faroole ayaa Wareysi siiyay laanta Af Soomaaliga ee Idaacadda SBS ee dalka Australia kaga hadlay arrimo badan oo ay ka mid tahay Nidaamka Awood-qaybsi ee 4.5-ka oo dhawaan uu maamulka Puntland ogolaaday in lagu saleeyo doorashada Dalka ka dhici doonta dhammaadka sannadkan lagu jiro ee 2016-ka.
Minneapolis officials say a gift of used fire trucks and a crime lab van to a city in Somalia are more than a practical donation to a sister city short on public safety equipment.