More Articles
Arbaco, May 25, 2016 (HOL) โ Waaxda Arrimaha Dibadda Mareykanka ayaa uga digtay Muwaadiniinta Mareykanka ah inay booqdaan Waddanka Soomaaliya sababo ay ku xustay hanjabaado dhanka Ammaanka ah oo ka imaanaya kooxda Al-shabaab ee xiriirka la leh Al-Qaacida. Sidoo kalena waxay muwaadiniinta Mareykanka ah ku wargelisay in ay ogaadaan khatarta afduubyada dhamaan gudaha Somalia oo ay Somaliland iyo Puntland ku jiraan.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) โ Somaliaโs president Hassan Sheikh Mohamud has warned that a proposal by Kenyan government to close the worldโs largest refugee camp and send back refugees en masse to their countries would worsen the security situation in the East African nation.
Full Story
MOGADISHU (HOL) โ Somalia is arguably the country with the highest number of Khat consumers in the world, making it a major market for Khat farmers in neighboring countries who sent million tons of the stimulant narcotic drugs to Somalia each month.
Talaado, May 24, 2016 (HOL) โ Ugaas Xasan Ugaas Khaliif ayaa markii ugu horeysay ka hadlay Xaaladda cakiran ee ka taagan Magaalada Beledweyne, isagoo sheegay in shacabka ku nool Magaalada Waqtigaan la joogo u dhaxeeyaan Sida uu yiri Xabbad iyo Fatahaad.
Isniin, May 23, 2016 (HOL) โ Madaxweeynaha Jubaland Mudane Axmed Max'ed Islaam iyo taliyaha ciidamada Booliska Soomaaliya Jen. Max'ed Xasan Xaamud ayaa maanta si wadajir ah tababar ugu soo xiray 300 oo askari oo kamid ah booliska Jubaland, kuwaa oo uu usoo dhamaaday tababar.
MOGADISHU (HOL) โ Somaliaโs international partners have welcomed Somali presidentโs decree which bypassed the parliament which resisted calls to approve the electoral process submitted by the government last month and called for an election in the country.
Axad, May 22, 2016 (HOL) โ Munaasabad Tababar loogu soo xiray ciidamo booliis ah oo laga kala keenay 17-ka Saldhig ee Gobolka Banaadir oo la Tababbaray muddo Toddobaad ayaa lagu qabtay Muqdisho, iyadoo xaflada xiritaanka tababarka ay goob-joog ka ahaayeen Taliyaha Booliiska Somalia, Agaasimaha Guud ee Wasaaradda Amniga, saraakiil ka tirsan Booliiska iyo Fanaaniinta Heegan ee booliiska Soomaaliya.
MOGADISHU (HOL) โ In what likely is a new showdown between Somali president and the parliament, Somali president Hassan Sheikh Mohamud used an executive order and called for an election in Somalia amid delays by the parliament to endorse the process submitted by the government last month.
MOGADISHU (HOL) โ Somaliaโs outgoing parliament has again delayed a vote to approve the election process amid concerns by the international community over the protracted process for the forthcoming presidential election, submitted by the government last month.
Sabti, May 21, 2016 (HOL) โ Kulankii Baarlamanka Soomaaliya ee ay maanta uga doodi lahaayeen Hannaanka Doorashooyinka 2016-ka, ayaa waxaa ku yimid dib u dhac, waxaana Guddoomiyaha Baarlamanka Federaalka uu Xildhibaanada ka dalbaday inay fursad siiyaan shirar u socda Masโuuliyiinta Madasha Wada-tashiga Qaran.
Jimco, May 20, 2016 (HOL) โ Dhawaqa hub culus oo ay is-weydaarsanayaan malleeshiyo Beeleed Saddexdii maalmood ee lasoo dhaafay ku Dagaallamaya Beledweyne, ayaa caawa siweyn looga maqlayaa guud ahaaba xaafaddaha ay ka kooban tahay magaalada.
The U.S. Embassy in Sweden invited and paid for the City of Minneapolisโ East African community specialist to meet with City leaders and community representatives in four Swedish cities