More Articles
Sabti, December, 10, 2016 (HOL) - Warar dheerad ah ayaa ka soo baxay weerar ismiidaamin ahaa oo maanta ka dhacay deegaanka Siinka dheer ee dulleedka magaalada Muqdisho, kaa oo lagu bartilmaameedsaday barkoontarool oo ay ku sugnaayeen ciidamo ka tirsan dowlada federaalka.
Warkii oo dhan
Many coaches passed up on Torontoโs Ahmed Ali due to his height and muscular makeup at the time of high school graduation, yet today theyโre dreading the moment that they have to face him and Eastern Florida State (NJCAA).
Full Story
Jimco, Diseembar 09, 2016 (HOL)-Daraasad dhawaan la sameeyay ayaa Soomaaliya waxay gashay booska 4aad dalalka dadka martida ah gaar ahaan dadka aan la aqoon loogu samo fali og yahay.
Khamiis, December, 08, 2016 (HOL) -- IYADOO maalintii labaad magaalada Muqdisho uu ka soconayo shirka madasha-wadda-tashiga oo ay ka qeyb-gallayaan hogaamiyayaasha maamul gobolleedyada iyo madaxda Qaranka, ayaa lagu waddaa in ugu danbeyntii laga soo saaro war-murtiyeed lagu asteynayo waqtiga rasmiga ah ee la qabanayo doorashada guddoomiyaha baarlamaanka iyo tan madaxweynaha.
The nation's first elected Somali-American lawmaker says she was harassed and called "ISIS" by a taxicab driver in Washington, D.C.
Arboco, December 7, 2016 (HOL) - Guddoomiyihii sharikadda Somali Airlines Maxamuud Maxamed Guuleed ayaa manta ku geeriyooday magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
A passenger ship carrying more than 60 people sank in the Indian Ocean off Yemen's Socotra Island, the war ravaged country's fisheries minister said Wednesday.
Talaado, December, 06, 2016 (HOL) -Iyadoo guud ahaanba heer gabagabo ah ku dhaw yihiin doorashooyinka xubnaha aqalka hoose ee ka kala socda gobollada dalka, ayaa maamul gobolleedka Hirshabeelle waxaa soo dhamaaday doorashada xildhibaanno gaaraya 36 mudane oo 10 ka mid dumar yihiin waxaana ka harsan kuraasta maamulka laga doonayo in uu soo buuxiyo 1 kursi oo kaliya.
The Ministry of Fishery and Marine Resources has taken several steps to counter the threat of illegal, unreported and unregulated (IUU) fishing activities which poses significant challenges to both livelihoods and marine resources across Somalia.
BOSASSO, Somalia Dec 5 (Reuters) - Soldiers allied to the Western-backed Somali government killed three fighters loyal to the Islamic State in northern Somalia on Monday as they pressed ahead toward the insurgents' main stronghold, officials said.
Isniin, December 05, 2016 (HOL) โ Raยดiisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Somalia Cumar C/rashiid Cali Sharmaโarke ayaa soo jeediyay in doorashada Gobollada Waqooyi ee Somalia lagu Qabto Xalane, kaddib War-saxaafadeed uu soo saaray.
Axad, December 04, 2016 (HOL) โ Taliyaha Booliska Puntlnd Jen. C/qaadir Shire Faarax (Erag) oo ku sugan Boosaaso, ayaa Maanta la kulmay Maamulka garoonka diyaaradaha iyo Madaxda Laamaha Amaanka Boosaaso, isagoo amar ku bixiyay in Garomada Diyaaradaha ee Puntland aan lala imaan karin Waardiye iyo Hub.