More Articles
Major Geoffrey Obwogeโs big heart, composure and love for his family are what they will never forget.
Full Story
Mogadishu (HOL) - The number of reported bajaj drivers shot dead in Mogadishu has spiked recently according to drivers and officials.
Sabti, Janaayo, 14, 2017 (HOL) โ Wasiiru-dowlaha wasaarrada arrimaha dibada xukuumada Soomaaliya Khaalid Cumar Cali ayaa warbaahinta u sheegay in mudo dheer shaqaalaha dowladda iyo ciidamada wax mishaar ah qaadan isaga oo eedeyn u jeediyay masโuuliyiinta sare ee Qaranka.
Warkii oo dhan
Jimco, Janaayo, 13, 2017 (HOL) โ Inkastoo magaalada caasimada ee Muqdisho amnigeeda siweyn loo sugayo ayaa hadana dhinaca kale waxaa wali jira qaraxyada iyo dilal ay geysanayaan kooxo aan la garaneyn.
United Kingdomโs new ambassador to Somalia Mr David Concar has officially arrived in Mogadishu to resume diplomatic duties in the horn of Africa nation.
Khamiis, Janaayo, 12, 2017 (HOL) - Labo maalmood oo siweyn isha loogu wada hayay ayeey aheyd doorashada guddoonka baarlamaanka 10aad ee Soomaaliya oo marka la eego sida ay ku soo dhamaatay aad uga xiiso badneyd doorashooyinkii ka horeeyay.
Farmers and traders are calling for the release of a report by the miraa task force after its term expired in December last year.
Doctoral student offering free help to black woman applying to graduate school in a bid to change the balance of power.
Arbaco, Janaayo, 11, 2017 (HOL) - Qof rayid ah ayaa ku dhintay labo kalana waa ay ku dhaawacmeen kadib Bam fiidnimadii caawa lagu weeraray goob maqaayad ah xaafadda Xaawo Taako ee magaaalada Beledweyne.
Talaado, Janaayo, 10, 2017 (HOL) โ Madaxweynaha dowlad gobolleedka Galmudug ayaa war qoraal ah oo uu soo saaray waxaa uu ku sheegay in xaalad deg deg ah lagu soo rogay deegaannada uu ka arimiyo maamulka.
Ottawa (HOL) - Canadian Prime Minister Justin Trudeau is making some key changes to his cabinet on Tuesday as his Liberal government prepares for a Trump presidency south of the border. Among key changes in the reshuffle are replacing Stephane Dion as foreign affairs minister and John McCallum in immigration.
Isniin, Janaayo, 09, .2017 (HOL) - Wasiirka Arimaha Gudaha Somaliland ayaa sheegay in warbaahintu tahay mida looga baahan yahay in ay ka shaqeeyaan horumarinta Bulshada, iyo in ay ka fogaadaan wixii fadqalalo dhalinkara mar uu ka hadlayey xaflad lagu furayey ururka Saxaafada Gobolka Sool ee Sool Media Assocition.