More Articles
Jimco, Feberaayo, 03, 2017 (HOL) - Adeeg-ga Shirkad-da Viberka ayaa bilaash looga dhigay dadka uu saameeyay go’aankii dhawaan ka soo baxay madaxweynaha Maraykanka ,kaasi oo muwaadiniinta todobo wadan oo Muslim ah looga mamnuucay in ay gudaha u soo galaan Maraykanka.
Warkii oo dhan
Khamiis, Feberaayo, 02, 2017 (HOL) -- In ka badan 170 oo caawa kulan ku yeeshay hotelka Jaziira ee magaalada Muqdisho ayaa ka wada hadlay marxalada uu dalka marayo iyo doorashada madaxweynaha ee la filayo in ay dalka ka dhacdo.
Mogadishu (HOL) - A judge that the International Court of Justice rendered a verdict on Kenya’s preliminary argument today in what many are already calling a landmark decision in Somalia’s favour.
Full Story
President Trump's decision to ban the citizens of seven Muslim-majority countries has jeopardized the university dreams of hundreds of students from the self-declared republic of Somaliland.
Arbaco, Feberaayo, 01, 2017 (HOL) – Guddoomiyaha gudiga qabanqaabada doorashada madaxweynaha Dr C/raxmaan Ducaale Beyle oo u waramay Hiiraan Online ayaa ka hadlay joojintii gudiga ee dooddii musharixiinta.
Mogadishu (HOL) - A debate between the 24 Somali presidential candidates scheduled for Tuesday afternoon was cancelled by the majority of the candidates due to a nationwide internet blackout.
Talaado, Janaayo, 31, 2017 (HOL) –Musharaxiinta ka qayb-galaya doorashada Somalia oo shir ay u dhan-yihiin maanta galinkii danbe ku yeeshay magaalada Muqdisho ayaa ka hor-yimid go'aan ka soo baxay guddiga qaban-qaabada doorashada Somalia.
Isniin, Janaayo 30, 2017 [HOL]-Sargaal ka tirsanaa ciidamada dawlada ayaa caawa qarax ku dhintay magaalada Muqdisho.
The Foreign Minister of Chad, Moussa Faki Mahamat has been elected the 15th Chairperson of the African Union on Monday, beating out Kenya's Amina Hassan.
Mogadishu (HOL) - 24 Candidates vying for the office of the presidency have completed the registration process as the electoral commission closed official registration at 5:30 pm today Mogadishu time.
Axad, Janaayo, 29, 2017 (HOL) – Ra’iisal wasaare ku-xigeenka Soomaaliya Max’ed Cumar Carte ayaa gudoomiyay shira looga hadlayay sugida amniga doorashada madaxweynaha ee la filayo in ay dhawaan dalka ka dhacdo.
BRITISH Olympic champion Mo Farah could find himself caught up in Donald Trump’s Muslim ban after it emerged the policy applies to people with dual citizenship.