More Articles
The number of people facing severe hunger worldwide has surpassed 100 million and will grow if humanitarian aid is not paired with more support for farmers, a senior United Nations official said.
Full Story
Sabti, Maarso, 04, 2017 (HOL) - Ra’iisul wasaaraha xukuumadda federaalka ah ee Soomaaliya Xassan Cali Khayre, oo manta markiisii ugu horeysay la kulmay guddiga gurmadka abaaraha, ayaa waxaa uu sheegay in Goboladda Bay iyo Bakool 48-dii saac ee lasoo dhaafay ay baartu ku dishay 110 ruux.
Warkii oo dhan
Mogadishu (HOL) - 110 people had starved to death in the southwestern Bay region alone, Somali Prime Minister Hassan Khaire announced on Saturday.
Jimco, Maarso, 03, 2017(HOL) – Bishan Mach 10 sano ayaa u buuxsantay howlgalka midowga Africa AMISOM ee Soomaaliya oo soo bilaawday sanadkii 2007 oo Soomaaliya ay soo caga-dhigatay diyaaradii ugu horeysay ee siday cutub ka tirsan ciidamo ka socday dalka Uganda.
Tension is high in Nairobi’s Eastleigh business hub as clashes between hawkers and shop owners continue.
Mogadishu (HOL) - A power transfer ceremony was held in Parliament on Thursday saw Prime Minister Hassan Ali Khaire formally take over the reigns of office from his predecessor.
Khamiis, Marso, 02, 2017 (HOL) - Munaasabad ay xilalka kula kala wareegayeen ra’iisal wasaaraha cusub ee Soomaaliya Xassan Cali Kheyre iyo ra’iisal wasaaraha xilka ka degay oo ka dhacday magaalada Muqdisho ayaa waxaa goob joog ka ahaa xubnaha golaha wasiirada ee xilka sii heyn doona inta laga soo magacaabayo gole wasiiro oo cusub.
Mogadishu (HOL) - Somali Parliamentarians have voted unanimously to approve Hassan Ali Khaire as Prime Minister of Somalia on Wednesday afternoon. In total, 231 MPs gave their nod of approval to the Presidents first pick for PM.
Talaado, Feberaayo, 28, 2017 (HOL) – Magaaladda Bombay ee dalka India, waxaa manta ka bilaabatay maxkamadeynta wiilal soomaali ah oo tira ahaan gaarayay 118, kuwaas oo lagu soo oogay falal Burcadbadeednimo ah, sida ay sheegeen saraakiisha Dowladda India.
Mogadishu (HOL) - President Mohamed Abdullahi Farmajo has declared the ongoing humanitarian crisis in Somalia a “National Disaster” in a press release after holding held an emergency meeting with representatives from regional states and international partners.
Mogadishu (HOL) - For the second night in a row, Bakara Market is in flames. Residents reported that at around 10:30 pm, a fire broke out and merchants and traders are desperately trying to salvage items from their stalls.