More Articles
When al-Shabab controlled Mogadishu, women could be punished for playing sports. As part of our “Women and Jihad” series, we meet the young female ballplayers who are challenging lingering Islamist ideology in the city.
Full Story
Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Hassan Ali Khaire has named his cabinet ministers on Tuesday, weeks after being nominated as the countries Prime Minister. The cabinet is made up 26 ministers and 1 deputy minister and 6 women. 19 Federal MP’s have been appointed as Ministers.
Talaado, Maarso, 21, 2017 (HOL) – Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa goor dhaw oo maanta ah ku dhawaaqay xubnaha gollaha wasiirada xukuumada cusub ee Soomaaliya oo ka kooban 26 wasiir, 26 wasiir ku-xigeen,15 wasiiru-dowle iyo hal ra’iisal wasaare ku-xigeen.
Warkii oo dhan
Isniin, Maarso, 20. 2017 (HOL) – Warbixin ay Qaramada Midoobay maalgelisay ayaa muujinaysa in Soomaaliya ay ka mid tahay shanta waddan Afrika dadka ku nooli ay ugu farxad badanyihiin qaaradda.
A former Alexandria deputy police chief says he was detained at John F. Kennedy International Airport and held for 90 minutes earlier this month because of his name.
Axad, Maarso, 19, 2017 (HOL) –Ra’iisal wasaaraha Soomaaliya ayaa markii ugu horeysay ka hadlay doorashada madaxweynaha maamulka Galmudug, kadib kulamo is daba joog ah uu la yeeshay hogaanka maamulka, xildhibaannada labada aqal iyo qeybo ka mid ah bulshada ka soo jeeda deegaannada Galmudug.
Somalis residing in the diaspora were on Thursday recognised for their efforts in promoting and uplifting the standards of people globally.
Sabti, Maarso, 18, 2017 (HOL) - Madaxweeynaha dalka Kenya Uhuru Kenyata ayaa maanta booqday saldhigga ay ciidamada Kenya ku leeyihin Soomaaliya gaar ahaan magaalada Dhoobleey ee gobolka Jubada Hoose.
London (HOL) - Movie stars, professional athletes, and youtube celebrities have all joined the fight against hunger in Somalia under the banner - The Love Army for Somalia - with a plea for $1 million dollars on GoFundMe to assist drought victims in the Horn of Africa.
Jicmo, Maarso, 17, 2017 (HOL) – Ururka dhalinyarada gobolka Hiiraan oo deeq raashiin ah gaar siiyay qoysas ku xoolo beelay abaarta ka jirta dalka Soomaaliya.
Boat carrying refugees was travelling to Sudan when it was hit by airstrike from Apache helicopter, coastguard says
Khamiis, Maarso, 16, 2017 (HOL) – Munaasabadan abaalmarinta ayaa waxaa sanadkii sedexaad lagau abaalmariyey shaqsiyaad iyo shirkada kamid ah somalida si loo dhiirageliyo waxana munaasabadan soo qabanqaabisay Hay’ada ISA oo loo soogaabiyey abaalmarinta caalmaiga ee somalida waxana laguq abtay bartamaha magaalada London, kulankan oo ay kasoo qeybgaleen shirkado, madax, aqoonyahano iyo fanaaniin ayaa xalay afar abaalmarin oo caalami ah lagudoonsiiyay shaqsiyaad iyo shirkado loo arkay in ay mutaysteen