More Articles
WASHINGTON - U.S. President Donald Trump on Tuesday abruptly fired FBI Director James Comey in the fallout over Comey's probe of Democrat Hillary Clinton's emails last year, saying Comey was no longer able to effectively lead the law enforcement agency.
Full Story
Talaado, May, 09, 2017 (HOL) - Iyadoo saacadihii ugu danbeeyay ay soo baxayeen warar sheegaya in maamulka gobolka Banaadir ka mamnuucay gadiidka ciidamada AMISOM isticmaalka waddada Maka Al-Mukarrama ayaa waxaa arintaa ka hadlay afhayeenka ciidamada AMISOM Joe Kibet.
Warkii oo dhan
Mogadishu, Somalia - A car-bomb blast hit the heart of Somalia's capital on Monday, killing at least two people and wounding 10 others, police said.
Isniin, May, 08, 2017(HOL) – Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xoogan oo galabta ka dhacay maqaayad ku taalla waddada Maka Al-Mukarrama gaar ahaan ka soo horjeedka Ex-Shineemo Soomaaliya.
PARIS—Political newcomer Emmanuel Macron will be France’s next president, pollsters projected Sunday night, delivering a resounding victory to an unabashedly pro-European former investment banker and strengthening France’s place as a central pillar of the European Union.
Axad, May, 07, 2017 (HOL) -Waddada Maka Al-Mukarrama ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw waxaa ka dhacay qarax xoogan oo gaarigiisa loogu xiray sarkaal ka tirsanaa laamaha amniga dowladda federaalka Soomaaliya.
Sabti, May, 06, 2017 (HOL) – Waxaa maanta soo xiray kalfadhigii koowaad ee xildhibaanada baarlamaanka aqalka sare, kadib kulankii 28aad oo ay maanta yeesheen.
VIRGINIA BEACH, Va. (WVEC/USA TODAY) -- A U.S. service member who was killed during an operation in Somalia on Friday was a Navy SEAL based out of Virginia Beach.
Jimco, May, 05, 2017 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa aqbalay xil ka qaadistii Hanti Dhowrkii guud ee Qaranka Dr Nuur Faarax Jimcaalle, waxaana uu xeer madaxweyne ku soo saaray xil ka qaadista.
The U.S. military said Friday a service member has been killed in Somalia during an operation against the extremist group al-Shabab as the United States steps up its fight against the al-Qaida-linked organization.
In 2013, Somali-American residents in Minneapolis’ Sixth Ward did something some in the community considered impossible: They elected one of their own, Abdi Warsame, as the first Somali-American city council member anywhere in the United States.
Khamiis, May, 04, 2017 (HOL) – Gollaha wasiirada xukuumada Soomaaliya ayaa kulan deg deg ah oo ay caawa ku yeesheen magaalada Muqdisho waxaa ay si qota dheer uga wada hadleen dilkii xalay magaalada Muqdisho loogu geystay alle u ha naxariistee Wasiirkii howlaha guud Cabbaas Siraaji.