3/29/2020
Today from Hiiraan Online:  _



Opinion - Frikado

More Articles


Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 8, 2013

Isniin, July 08, 2013 (HOL) — Diyaarad saakay ka qaaday madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayay garoonka diyaaradaha ee Muqdisho ayaa waxaa lasoo daristay cillad iyadoo dib loogu soo celiyay Muqdisho.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Axad, Luulyo 7, 2013

Axad, July 07, 2013— Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa markii ugu horreysay ka hadlay xarigga Sheekh Xasan Daahir Aweys iyo dagaalladii ka dhacay magaalada Kismaayo ee xarunta gobolka Jubbada Hoose iyo arrimo kale oo badan ka daawo wareysigan oo uu siiyay TV-ga Universal.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Sunday - July 7, 2013

Turkey always keeps Somali and Somaliland dialogue on its agenda, Davutoglu said.

Full Story


Somali News Update -Saturday - July 6, 2013

Kenyan politicians and khat traders are calling on the government to initiate talks with British officials to reverse the ban on khat and save the multi-million dollar agricultural sector from collapsing.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 6, 2013

Sabti, July 06, 2013 (HOL) — Ergayga Qaramada Midoobay ee Soomaaliya, danjire Nicholas Kay oo ku sugan magaalada London ayaa ka hadlay markii ugu horreysay xariga Sheekh Xasan Daahir Aweys oo dowladda Soomaaliya ugu xiran Muqdisho.

Warkii oo dhan


Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 5, 2013

Jimco, July 05, 2013 (HOL) - Wasiirka warfaafinta, Boostada iyo gaadiidka Soomaaliya C/laahi Ciilmooge Xirsi ayaa shaaciyay in Xayiraad saarnayd ayraboorka Aadan cadde intii dagaallada sokeeye socdeen si rasmi ah loo qaaday.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - July 5, 2013

Events in Egypt, where an elected Islamist president was ousted by the army, showed that power only comes from force, not democracy, Somali militant group al Shabaab said on Thursday.

Full Story


Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 4, 2013

Khamiis, July 04, 2013 (HOL) — Dowladda Soomaaliya ayaa warqad ay kaga cabanayso ciidamada Kenya ee ku sugan Koonfurta Soomaaliya u diray ururka Midowga Afrika oo ay ciidammo kaga sugan yihiin Soomaaliya, warqaddan oo lagu tilmaamay qarax siyaasadeed oo soo dhexgalay dalalka Soomaaliya iyo Kenya.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - July 4, 2013

The early morning lorries brought familiar foods to this depot in Southall, west London. There are aubergines, okra, and beans from Ghana. Other containers held herbs, or more exotic items, labelled jackfruit and breadfruit. But later a more controversial haul arrives: a load of qat that has just cleared customs at nearby Heathrow airport.

Full Story


Wararka Maanta-Arbaco, Luulyo 3, 2013

Arbaco, July 03, 2013(HOL) — Xukuumadda Britain ayaa ku dhawaaqday in ay mamnuuceyso qaadka oo ay u aragto in uu halis caafimaad sababo, isla markaana uu la mid yahay daroogada qaarkeed.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Wednesday - July 3, 2013

Cairo (CNN) -- Egypt's military deposed the country's first democratically elected president Wednesday night, installing the head of the country's highest court as an interim leader, the country's top general announced. Gen. Abdul Fattah Al-Sisi said the military was fulfilling its "historic responsibility" to protect the country by ousting Mohamed Morsy, the Western-educated Islamist leader elected a year ago.

Full Story


Somali News Update -Tuesday - July 2, 2013

Information used to obtain search warrants executed as part of a Toronto gang sweep will be kept secret until after Aug. 27, a judge ruled Tuesday. After the Star and counsel for other media outlets submitted an application to have the search warrants related to 12 addresses in Etobicoke and North York made public,

Full Story



Contact: [email protected]