More Articles
Mogadishu (HOL) - Close to a dozen people, including children are reported killed during security operations near Bariire, Lower Shabelle on Friday as residents and authorities dispute the identity of those killed.
Full Story
Jimco, Augusto, 25, 2017 (HOL) – Isbitaalka Madiina ee magaalada Muqdisho ayaa goor dhaw oo maanta ah warbaahinta loogu soo bandhigay meydadka ilaa 10 ruux oo rayid ah oo la sheegay in lagu dilay howlgal ay wada jir uga fuliyeen ciidamo Mareykanka ah iyo kuwa Soomaaliya deegaan u dhaw degmada Bariire ee gobolka Shabeellaha hoose.
Warkii oo dhan
If you visit any major city or town in Somalia, chances are that you will come across the colorful artworks that dot the walls of both private and public establishments.
Khamiis, Augusto, 24, 2017 (HOL) –Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa dalka Koonfur Afrika kaga qeyb-galaya shir-weyne ay soo qaban qaabisay hay”dda Thabo Mbeki foundation, kaas oo ay ka qeyb-galayaan Hogaamiyaashii soo maray Qaaradda Africa.
Mogadishu (HOL) - Turkey is expected to launch its largest overseas military training facility in Somalia’s capital in September.
Arbaco, Augusto, 23, 2017 (HOL) – Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ah ee Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa kormeer shaqo ku tagey gelinkii danbe ee maanta Xabsiga dhexe ee Xamar, halkaas oo ay ku soo dhaweeyeen Wasiir ku xigeenka Caddaaladda iyo Taliyaha Ciidanka Asluubta Soomaaliyeed.
Talaado, Augusto, 22, 2017 (HOL) – Wareegto ka soo baxday xafiiska ra’iisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre ayaa lagu magacaabay wasiirka howlaha guud iyo dib-u-dhiska dowladda Soomaaliya oo noqonaya Saadiq Cabdullaahi Cabdi.
Jubaland President Ahmed Madobe is among the foreign dignitaries invited for the inauguration of Garissa Governor-elect Ali Korane today.
newsinsideMogadishu, 21 August 2017 – A new battle group of the Burundi National Defence Force (BNDF) arrived in Somalia today, commencing a one year tour of duty under the African Union Mission in Somalia (AMISOM).
Isniin, Augusto, 21, 2017 (HOL)-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta imtixaan deeq-waxbarasho ah u furay 2,400 oo arday kuwaas dhamaysatay waxbarashada heerka dugsiga sare, isla markaana ka soo baxay iskuullo ku yaala dalka oo ay qaadaneyso Jaamacadda Umadda Soomaaliyeed.
Axad, Augusto, 20, 2017 (HOL) –Ra'iisul Wasaaraha Xukuumada Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Cali Khayre ayaa maanta kulan la qaatay Culumada Soomaaliyeed oo uu kala hadlay sidii loo xoojin lahaa doorka culumada ee dib u dhiska dalka.
Mogadishu (HOL) - The Somali government has released a statement on Sunday calling the sacking of Ali Abdullahi Osoble by the regional parliament ‘lawful’.