More Articles
Axad, Feberaayo, 04, 2018 (HOL)–Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax caawa ka dhax dhacay Guri ku yaalla xaafada Oodweyne ee degmada Deyniile Gobolka Banaadir.
Warkii oo dhan
Sabti, Feberaayo, 03, 2018 (HOL) - Gudoomiyaha Guddiga Dastuurka labada Golle ee Baarlamaanka Senator Cabdi Xasan Cawaale Qeybdiid oo maanta shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa si kulul uga hadlay weerarkii bil ka hor gurigiisa lagu qaaday.
Mogadishu (HOL) - The governor of Banadir and mayor of Mogadishu, Abdirahman Omar Osman on Friday met with UK ambassador to Somalia, David Concar to discuss the city's development priorities.
Full Story
Jimco, Feberaayo, 02, 2018 (HOL)-Xarrakada Al-shabaab ayaa sheegatay in ay ka danbeeysay Qarax ka dhacay magaalada Gaalkacyo ee gobolka Mudug oo lagu dilay sarkaal ka tirsanaa ciidamada maamul gobolleedka Puntland.
Guled Diriye of rap group Malitia MaliMob says U.S. Secret Service agents searched his mother's home in Kent -- a move he believes was because of anti-Trump messages he posted on social media.
Three of Kenya's largest private TV channels remain off the air, despite an order by the country's High Court suspending a shutdown.
Khamiis, Feberaayo, 01, 2018 (HOL)–Wasiirka Wasaaradda Arrimaha dibada Soomaaliland Sacad Cali Shire ayaa sheegay in magaalada Addis Ababa ay isku arkeen Wasiirka arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad.
Somalia was eliminated from the quarter finals of the 2018 Bandy World Championship. The team that consists of Somali refugees based in Sweden is the only non-Nordic country that takes part in this ice-hockey lookalike.
Arbaco, Janaayo,31, 2018 (HOL)-Gudoomiyaha gudiga madaxa bannaan ee doorashooyinka Qaranka Xaliimo Ismaciil Ibraahim [Xaliima Yareey] ayaa shir jraa'id ka sheegtay in la qabanayo doorashada saddexda Kursi ee ka bannaan Golaha Shacabka.
Nairobi (HOL) - Kenya's Telecommunications regulator shut down the signals of three major independently owned TV and Radio operators in Kenya ahead of Raila Odinga's controversial 'Swearing in Ceremony'.
Talaado, Janaayo, 30, 2018 (HOL) - Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa sheegay in dowladda Soomaaliya ay u sharaxan tahay xil ka mid ah xilalka Urur goboleedka IGAD.
Isniin, Janaayo, 29. 2018 (HOL) – Ganacsato iskood isku xil qaadamay ayaa ku guuleystay magaalada Beledweyne in ay dib u soo celiyaan muddo Shan bilood ah kaddib isticmaalka lacagta Shilinka Soomaaliga, kaddib dhibaato weyn oo dhinaca nolasha ah oo lagala kulmo isticmaalka lacagaha leysaga gudbiyo Telleefoonka gacanta ee EVC Plus-ka.