More Articles
Isniin, Maarso, 12, 2018 (HOL)-Wasiirka Wasaaradda Howlaha guud iyo dib-u-dhiska dowladda Soomaaliya oo Eng Saadiq Cabdullaahi Cabdi oo safar shaqo ku jooga magaalada Jowhar, ayaa sheegay in wasaaraddiisu kala shaqeyneyso dib-u-dhiska kaabayaasha dhaqaalaha.
Warkii oo dhan
Axad, Maarso, 11, 2018 (HOL)-Somaliland ayaa maanta soo saartay amar ay kaga mamnuucayso jaamacadaha, shirkadaha, bangiyada, urururrada maxalliga ah iyo kuwa dawliga ah inay adeegsadaan cinwaanka internetka ee Sooomaaliya dotSO.
Mogadishu (HOL) - President Mohamed Abdullahi said his government is committed to establishing an independent judiciary system which will serve the Somali public across the nation.
Full Story
On the days before and after US secretary of State Rex Tillerson embarked on his first official trip to Africa, one issue has risen as the main concern among American officials: Chinaโs ascendant role in the African continent.
Sabti, Maarso, 10, 2018 (HOL) โ Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad ka jeediyay furitaankii Kalfadhiggii saddexaad ee labada Aqal ee Soomaaliya ayaa soo hadal qaaday arrimo dhowr ah, isaga oo digniin u diray dowladdaha iyo Shikaddaha Shisheeye.
Mogadishu (HOL) - The Arab League issued a statement on Friday welcoming ongoing talks between the Federal Government of Somalia (FGS) and Somaliland officials amid heightened tensions in the Horn of Africa.
Jimco, Maarso, 09, 2018 (HOL)โIyadoo uu soo ifbaxayo khilaaf soo kala dhaxgalay dowladdaha Soomaaliya iyo shirkadda DP World ayeey dowladda Soomaaliya waxaa ay qoraal Ashtako ah dirtay Ururka Jaamacada Carabta.
Hargeisa (HOL) - The President of self-declared Somaliland, Muse Bihi Abdi has spoken out for the first time on Somaliaโs rejection of the controversial deal between Somaliland, Ethiopia and DP world.
Khamiis, Maarso, 08, 2018 (HOL)โWararka ka imanaya degmada Xamar-weyne ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in rag bastoolado ku hubeysan caawa ku toogteen xaafadda Kootka Ganacsade siweyn looga garanayay degmada.
The Foreign Affairs Ministry has allowed miraa dealers to lead trade talks between their Somaliland counterparts and the Meru County government.
Arbaco, Maarso, 07, 2018 (HOL) - Wararka naga soo gaaraya degmada Wanlaweyn ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Wasiiru dowlihii Amniga Koofur Galbeed lagu dilay qarax miino, xilli kolonyo uu la socday ay ka soo ambabaxeen Garoonka Balli-doogle, halkaasoo uu maanta booqday Madaxweynaha Koofur Galbeed.
Four-time Olympic champion Sir Mo Farah says he was racially harassed by security staff at a German airport.