More Articles
Isniin, April, 02, 2018 (HOL)–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khadka Taleefanka ugu hambalyeeyay ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta oo Isniin ah loo dhaariyay xilka.
Warkii oo dhan
Axad, April, 01, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa u qaabilsan dhaqaale u raadinta ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya.
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s al-Shabab Islamic extremists on Sunday launched an attack on a base for African Union troops in country’s south, killing four Ugandan peacekeepers, said Ugandan army spokesman Brig. Richard Karemire.
Full Story
Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL)-Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qaybta 52–aad Gen Axmed Maxamed Maxamuud Tareedisho ayaa sheegay in ay ku dileen howl-galadii ka socday Gobolka Hiiraan ee soo bilowday 14-kii bishaan 120 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab.
Mogadishu (HOL ) - The Lower House sitting scheduled for Saturday has been called off the following intervention by Somali President, Mohamed Abdullahi Farmajo, officials said.
Jimco, Maarso, 30, 2018 (HOL) – Guddoomiye ku-xigeenka Labaad ee Golaha Shacabka Mahad Cabdalla Cawad oo goor dhaw oo caawa ah shir jaraa’id ku qabtay magaalada Muqdisho ayaa ku eedeeyay madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo in uu gabay xilkii ka saarnaa kala madaxbannaanida hay’addaha sharciga.
Mogadishuu (HOL) - Somali Lower House Speaker, Mohamed Osman Jawari has praised Prime Minister, Hassan Ali Kheire for the first time since the political crisis between the Legislative and Executive arms erupted.
Khamiis ,Maarso, 29, 2018 (HOL)–Guddoomiyaha Baarlamaanka Soomaaliya Prof Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari oo galabta shir guddoomiyay kulankii Guddiyada joogta Golaha, ayaa waxaa looga wada hadlay sidii dib loogu bilaabi lahaa howlaha caadiga ahaa ee fadhiyada Baarlamaanka.
NAIROBI (HOL) - Tension is high in northern Mandera after six people were killed and two others injured by gunmen who attacked a village in Mandera County.
Mogadishu (HOL) - Somali government on Wednesday relocated 34 air control personnel to Somali capital, Mogadishu after operating outside the country more than 24 years.
Arbaco, Maarso, 28, 2018 (HOL)–Arrin ugub ah oo ku cusub dhagaha Shacabka Soomaaliyeed ayeey noqotay kaddib markii qaar ka mid ah bulshada ku dhaqan degmada Jalalaqsi ee gobolka Hiiraan sheegeen in ay arkeen gabal-dhicii shalay wax u eg magaalo dhisan oo dulmareysa degmada.
Talaado, Maarso, 27, 2018 (HOL)–Isbaheysiga tallada dalka Itoobiya haya ayaa u doortay Abiy Ahmed in uu noqdo hogaamyaha Xisbiga , isaga oo badalaya ra’iisal wasaarihii xilka iska casilay islamarkaana ahaa hogaamiyaha xisbiga Hailemariam Desalegn,