More Articles
Isniin, November, 19, 2018 (HOL)– Baarlamaanka Soomaaliya ayaa maanta warbixin ka dhageystay maamulka sare ee Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed (JUS), waxaana ay warbixinta la xiriirtay dib u yagleelidda Jaamacadda, horumarrada ay ku talaabsatay, hannaanka maamulka iyo waxbarashada Jaamacadda, caqabadaha heysta iyo waxyaabaha ay u baahan yihiin ardayda Jaamacadda dhigata.
Warkii oo dhan
Axad, November, 18, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa ku kulmay magaalada Addis Ababa, kulankan ayaa qeyb ka ahaa kulamada gaar gaarka ee Madaxda Afrika ay yeelanayaan, kaddib shir madaxeedka Midowga Afrika.
Inspector-General of Police Joseph Boinnet has denied reports that police officers at the Kenya-Somalia border were bribed to let terrorists into the country.
Full Story
MOGADISHU (HOL) - The new U.S. ambassador to Somalia has presented his diplomatic credentials to Somali president at a ceremony inside the heavily fortified African Union force’s main base Saturday, a move that marks the formal beginning of the veteran diplomat’s diplomatic mission in the horn of Africa nation.
Sabti, November, 17, 2018 (HOL) – War-saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda arrimaha dibada ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa lagu soo dhaweyay baaritaanka ay ku dhawaaqday Xeer ilaalinta guud ee Dowladda Sacuudiga,kaasi oo ku aadan arrinta wariyihii lagu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ku leedahay dalka Turkiga ee Jamal Khashoggi.
ADDIS ABABA (HOL) – Ethiopian police arrested a notorious army general on Friday on a warrant from the new government which wants him to face charges of war crimes committed in Ethiopia’s Somali state, police said.
Jimco, November, 16, 2018 (HOL) – Dowladda Itoobiya ayaa xabsiga dhigtay Colonel Gebregziabher Alemseged laakiin Soomaalidu u taqaanno Col Gabre isaga oo loo heysto danbiyo kala duwan
Somali FA President Abdiqani Said Arab was elected unopposed for a new four-year term in office on Thursday after his highly successful first term in office.
Khamiis, November, 15, 2018 (HOL)- Labo qof ayaa siyaabo kala duwan loogu dilay caasimadda Muqdisho galinkii dambe ee Khamiista maanta, sida ay ku warrantay warbaahinta gudaha.
Arbaco, November, 14, 2018 (HOL)– Golaha ammaanka ee Qaramada Midoobey ayaa isku raacay in cunaqabateynta laga qaado dalka Eritrea.
The U.N. Security Council has voted unanimously to lift sanctions against Eritrea following its thaw in relations with Ethiopia and other neighboring countries.
New Delhi [India] (ANI): Boxer Ramla Ali is the sole representative of Somalia in the upcoming International Boxing Association (AIBA) Women's World Championship, starting November 15.