4/26/2024
Today from Hiiraan Online:  _
Wararka Maanta- Axad, Jun 1 , 2014
DAAWO SAWIRRADA: Qarax habeen hore ka dhacay agagaarka H. City Palace


Axad, June 01, 2014 (HOL) — Habeen hore ayaa waxaa qarax khasaare nafeed geystay uu ka dhacay agagaarka hoteel City Palace, iyadoo xilligaas uu shir uga socday hotelka xubno ka tirsan  dowladda Soomaaliya.

Qaraxan oo loo adeegsaday gaari waxyaabaha qaraxa laga soo buuxiyay oo la dhigay waddada dhinaceeda uu sababay dhimashada askari iyo qof rayid ah iyo dhaawaca laba wiil oo dhallinyaro ah, kuwaasoo dhaawacyadoodu ay cuslaayeen.

Haddaba halkaan waxaan idin kugu soo gudbinaynaa sawirradii qaraxaas oo ay dad badan daawanayeen markii waagu baryay:









Maxamed X. Xuseen, Hiiraan Online
[email protected]
Muqdisho, Soomaaliya